More Articles
Sabti, Luulyo, 9, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa galabta u dhoofay dalka Eritrea, halkaas oo muddo ka badan labo sano ay ku sugan yihiin, shan kun oo askari oo dowladdii hore ay tababar ugu dirtay dalkaas.
Warkii oo dhan
Jimco, Luulyo, 8, 2022 (HOL) - Wasiirka Beeraha dowladda Kenya, Peter Munya ayaa sheegay in heshiiska dib loogu soo celinayo ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya uu ku yimid dib u dhac kooban.
Khamiis, Luulyo, 7, 2022 (HOL) - Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in soo afjaridda dagaallada gacan ka hadalka ah ee Al-Shabaab ay u baahan tahay wax ka badan hab ciidan.
Arbaco, Luulyo, 6, 2022 (HOL) - Magaalada Muqdisho, qarax Miino oo gaarigiisa loogu xiray ayaa lagu dilay Xaashi Cumar Xasan oo muddo 6 sano ka hor laga soo daayay xabsi ku yaala dalka Talyaaniga oo uu ku xirnaa muddo ku dhow 20 sano.
Talaado, Luulyo, 5, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaan ka qaybgeli doonin shirka hoggaamiyeyaasha dalalka ku midaysan urur gobaleedka IGAD, kaas oo maanta ka furmaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Isniin, Luulyo, 4, 2022 (HOL) - Dab ka kacay kaymalayda deegaanka Gaacidh ee gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa si deg deg ah u fiday, isagoo burburinaya dhirta iyo daaqa deegaankaas.