More Articles
Jimco, November, 18, 2022 (HOL) - Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, iyadoo arintaasi ay si weyn uga hortimid dowladda Fedaraalla Soomaaliya oo dalbatay in cunaqabateynta laga qaado si ay uga guul gaarto dagaalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.
Warkii oo dhan
Khamiis, November, 17, 2022 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka wadashaqeynta dowladda Soomaaliya iyo bangiga adduunka, ayaa sheegay inuu dalku ka soo gudbay dhibaatooyin badan haddana uu hiigsanayo horumar.
Arbaco, November, 16, 2022 (HOL) - Wasaaradaha boostada iyo isgaarsiinta ee dowladda goboleedyada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaarada boostada iyo isgaarsiinta iyo Technologiyada Soomaaliya.
Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Golaha wasiirada ee xukuumadda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay miisaaniyadda dowladda ee 2023 oo tiro ahaan gaaraysa $967.7 Milyan oo Dollar.
Isniin, November, 14, 2022 (HOL) - Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry Andre iyo Safiir ku xigeenka Mareykanka ee dalka kenya oo shir jaraa'id Maanta si wadajir ah ugu qabtay xarunta Safaarada Mareykanka ay ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lacag gaaraysa 10 Milyan oo dollar waxay dul dhigeen xubno sare oo ka tirsan Madaxda Ururka Al-shabaab.
Axad, November, 13, 2022 (HOL) - Mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay gabi ahaanba kalsoonidii iyo aqoonsigii kala noqdeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Taliye ku xigeenka qeybta Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa Maanta soo saaray digniino culus oo la xariira qaraxyo waa weyn oo uu sheegay in kooxda Al-shabaab la damacsan tahay iney ka fuliso magaalooyin ka mid ah gobolka Hiiraan.