More Articles
Khamiis, April, 13, 2023 (HOL) - Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa Maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis dhaqaale oo gaaraya 19 Milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talo galay dib usoo kabsashada ilaha dhaqaalaha iyo ganacsiga Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Arbaco, April, 12, 2023 (HOL) - Kumanaan ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa lagu dilay Soomaaliya, boqolaal kalena waa lagu dhaawacay tan iyo markii ay ciidamadu billaabeen howlahooda shaqo ee Soomaaliya horaantii sannadkii 2007-dii, sida uu VOA u sheegay madaxa howlgalka AMISOM.
Talaado, April, 11, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si adag uga horyimid qorshe maamulka Hirshabeelle uu ku doonayo in Canshuurta gobolka Hiiraan ka timaada iney ku dhacdo qasnada Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle ee magaalada Jowhar.
Isniin, April, 10, 2023 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka uga go’an tahay in xal laga gaaro khilaafka siyaasadeed ee kala dhaxeeya ee maamulka Puntland.
Axad, April, 9, 2023 (HOL) - Mid kamid ah hoobiyayaal caawa lagusoo tuuray magaalada Muqdisho ayaa haleelay guriga Wasiirka Batroolka Soomaaliya, xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed oo ku dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Sabti, April, 8, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden, ayaa muddo hal sano ah ku kordhiyay xaaladda degdegga ah ee qaran ee ku saabsan Soomaaliya, sababo la xiriira amni-darrada ka jirta Soomaaliya.
Jimco, April, 7, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo la xariirtay inta badan amniga dalka ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dowladda Fedaraalka iney la shaqeeyaan hay'addaha amniga.