Wararka Maanta

Howlgalo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Galgaduud

Howlgalo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Galgaduud

MAY 23, 2024

 Khamiis, May, 23, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka oo Cunaqabatayn kusoo rogay hoggaamiyayaal katirsan Alshabaab

Golaha Ammaanka oo Cunaqabatayn kusoo rogay hoggaamiyayaal katirsan Alshabaab

MAY 23, 2024

 Khamiis, May, 23, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale cunaqabateyn ku soo rogay hoggaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab....

Warkii oo dhan »
Maleeshiyo beeleed hubeysan oo Shabeellaha dhexe ku weeraray ciidamo ka tirsan Danab

Maleeshiyo beeleed hubeysan oo Shabeellaha dhexe ku weeraray ciidamo ka tirsan Danab

MAY 23, 2024

 Khamiis, May, 23, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Xalay ka dhacay me...

Warkii oo dhan »
Dr. Cali Saciid Faqi: Waa nasiib darro wararka sheegaya inay Soomaaliya ka tanaasulayso musharaxnimada Midowga Afrika

Dr. Cali Saciid Faqi: Waa nasiib darro wararka sheegaya inay Soomaaliya ka tanaasulayso musharaxnimada Midowga Afrika

MAY 23, 2024

 Khamiis, May, 23, 2024 (HOL) - Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed, haatanna ah xildhibaan katirsan baarlamaanka aqalka ...

Warkii oo dhan »
Mustafe Cagjar oo sheegay in xal laga gaarey xoolihii Jigjiga lakeeni jiray ee Ciidamadu dhexda u gali jireen

Mustafe Cagjar oo sheegay in xal laga gaarey xoolihii Jigjiga lakeeni jiray ee Ciidamadu dhexda u gali jireen

MAY 23, 2024

Khamiis, May, 23, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo kulan la qaatay qaar kamid ah dhalinyarada Dowlad degaanka So...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Koonfur Galbeed oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Koonfur Galbeed oo lagu dilay magaalada Muqdisho

MAY 23, 2024

Khamiis, May, 23, 2024 (HOL) - Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu dilay Xildhibaan Ibraahin Cabdi Cabdiraxmaan oo ka tirsana...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Deni: Puntland waxay diyaar u tahay garnaqsi, laakiin la isma maquunin karo

Madaxweyne Deni: Puntland waxay diyaar u tahay garnaqsi, laakiin la isma maquunin karo

MAY 22, 2024

 Arbaco, May, 22, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay, in Puntland ay diyaar u tahay wada h...

Warkii oo dhan »
Sadax dal oo ka mid ah Yurub oo ku dhawaaqay in dowlad u aqoonsanayaan Falastiin

Sadax dal oo ka mid ah Yurub oo ku dhawaaqay in dowlad u aqoonsanayaan Falastiin

MAY 22, 2024

 Arbaco, May, 22, 2024 (HOL) - Wadamada Ireland, Spain iyo Norway oo ka mid ah dalalka qaaradda Yurub ayaa Maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqay iney ...

Warkii oo dhan »
Catriona Laing: Waxaan safiir u noqon doonaa Soomaaliya, si aan uga sheekeeyo wanaagga dadka Soomaaliyeed

Catriona Laing: Waxaan safiir u noqon doonaa Soomaaliya, si aan uga sheekeeyo wanaagga dadka Soomaaliyeed

MAY 22, 2024

Arbaco, May, 22, 2024 (HOL) - Ergaygii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa aad ugu mahad celisay shacabka Soomaaliyeed oo ay ku tilm...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Qaahira uga qeybgalay shirka Hay'adaha maaliyadda dalalka Carabta

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Qaahira uga qeybgalay shirka Hay'adaha maaliyadda dalalka Carabta

MAY 22, 2024

 Arbaco, May, 22, 2024 (HOL) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada New Qaahira ee dalka Ma...

Warkii oo dhan »