Wararka Maanta

Mareykanka oo ku dadaalaya sii wadida Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Mareykanka oo ku dadaalaya sii wadida Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

JUN 02, 2024

 Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa u ololeynaya sii wadida xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, sida lagu sheegay hadal...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada deegaanka Lafoole oo lagu dilay Muqdisho

Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada deegaanka Lafoole oo lagu dilay Muqdisho

JUN 02, 2024

Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Xalay loogu geystay gudaha magaalada Muqdisho guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bul...

Warkii oo dhan »
Taliska ciidanka xoogga dalka oo shaaciyay waqti lasoo afjarayo dagaalka Al-shabaab

Taliska ciidanka xoogga dalka oo shaaciyay waqti lasoo afjarayo dagaalka Al-shabaab

JUN 02, 2024

 Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maadeey Sheekh Nuur ayaa sheegay in bishaan Juun ay s...

Warkii oo dhan »
Xamse: Ciidamadii aan ugu talo galnay dagaalka Alshabaab waxay kala ilaalinayaan qabaa'ilada dirirsan

Xamse: Ciidamadii aan ugu talo galnay dagaalka Alshabaab waxay kala ilaalinayaan qabaa'ilada dirirsan

JUN 02, 2024

 Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay bilowday inay colaad k...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay duqayn ka dhacday gobolka Bari ee Puntland

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay duqayn ka dhacday gobolka Bari ee Puntland

JUN 02, 2024

 Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqayn ciidamada Maraykanka ay ka geysteen degaan katirsan dhulka bu...

Warkii oo dhan »
NISA oo shaacisay iney gacanta ku dhigtay ganacsato macaamil la sameeyay Al-shabaab

NISA oo shaacisay iney gacanta ku dhigtay ganacsato macaamil la sameeyay Al-shabaab

JUN 01, 2024

Sabti, Juun, 1, 2024 (HOL) - Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa maanta gacanta kusoo dhigay shaqsiyaad la sheegay...

Warkii oo dhan »
Taliyahii Booliiska degmada Bardaale oo ku geeriyooday dagaal maanta ka dhacay degmadaas

Taliyahii Booliiska degmada Bardaale oo ku geeriyooday dagaal maanta ka dhacay degmadaas

JUN 01, 2024

Sabti, Juun, 1, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo barqanimadii maanta ku dhexmaray gudaha degmad...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Booliiska: Kantarool kasta oo kuyaala magaalada Muqdisho waxaa la dhigayaa Eey qaraxyada baara

Afhayeenka Booliiska: Kantarool kasta oo kuyaala magaalada Muqdisho waxaa la dhigayaa Eey qaraxyada baara

JUN 01, 2024

Sabti, Juun, 1, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya, Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa sheegay, in kantaroolada magaalada Muqdisho la dh...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxay dagaal culus oo maanta ka dhacay degmada Bardaale

Faahfaahino kasoo baxay dagaal culus oo maanta ka dhacay degmada Bardaale

JUN 01, 2024

 Sabti, Jun, 1, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta uu halkaas ka dhacay dagaal xoogan...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadkan

Ciidamada Itoobiya oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadkan

JUN 01, 2024

Sabti, Juun, 1, 2024 (HOL) - Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ka baxaan dalka dhamaadka December 2024, sida uu sheegay ...

Warkii oo dhan »