Wararka Maanta
Guddiga xal u raadinta dagaal beeleedka Waqooyiga Galgaduud oo soo saaray amaro adag
Isniin, Juun, 10, 2024 (HOL) - Xubnaha guddigan uu dhawaan magacaabay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka kooban heer wasiiro ah,...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaan muhiim ah iyo Raysal wasaare Xamse oo bogaadiyay
Isniin, Juun, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay ga...
Warkii oo dhan »Puntland oo beesha caalamka ka codsatay in taageeradeeda aan loo soo marsiin dowladda Federaalka
Isniin, Juun, 10, 2024 (HOL) - Puntland ayaa codsi degdeg ah u dirtay Saaxiibada caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, iyagoo u gudbisay codsi ku...
Warkii oo dhan »Ethiopia: Ma hayno war rasmi ah oo ku saabsan bixitaanka ciidamadeenna ku sugan Soomaaliya
Isniin, Juun, 10, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dow...
Warkii oo dhan »Xisbiga Waddani oo Madaxweynaha Somaliland ku tilmaamay danbiile ay tahay in lala xisaabtamo
Isniin, Juun, 10, 2024 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa Madaxweyne Biixi ku tilmaamay danbiile ay tahay in lala xisaa...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda oo goordhaw wareegay deegaanka Ruunirgood
Axad, Juun, 9, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa goordhaw si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Ruunirgood oo ku y...
Warkii oo dhan »Galmudug oo sheegtay in lala xisaabtami doono shakhsiyaadka colaadda ka hurinaya gobolka Galgaduud
Axad, Juun, 9, 2024 (HOL) - Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay la xisaabtami doonaan shakhsiyaadka colaadda ka hurinaya gobolka Galgad...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Jabhadii Buurta Gacanlibaax la maxkamadayn doono
Axad, Juun, 9, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in maxkamad la horkeeni doono xubnihii Jabhadii Buurta Gacanl...
Warkii oo dhan »Ciidamada Puntland oo Garowe kusoo bandhigay hub sharci darro ah iyo maandooriye
Axad, Juun, 9, 2024 (HOL) - Saraakiisha ciidanka amniga Puntland iyo masuuliyiinta gobolka Nugaal ayaa maanta magaalada Garowe kusoo bandhigay h...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Biixi oo sheegay in dhawaan la as-aasi doono Somaliland Airlines
Axad, Juun, 9, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay hirgalinayso shirkada diyaaradaha ee Somalil...
Warkii oo dhan »