Wararka Maanta
Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya oo si adag u dhaliilay Jaamacadda Carabta
Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Amb. Suleiman Dedefo, ayaa si kulul u weeraray Ururka Jaamacadda Cara...
Warkii oo dhan »Faahfaahino laga helaayo Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan magalada Durban ee gobolka KwaZulu-Natal ayaa sheega...
Warkii oo dhan »Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod ee Dowladda Federaalka
Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ciidamo geysay degaano ka tirsan gobolka Sool, si ay u hor istaagto diiwaangelinta codbixiyayaas...
Warkii oo dhan »Hirshabeelle oo dowladda Fedaraalka ku eedeysay inuu istaago dagaalkii u dhaxeeyay Al-shabaab iyo Macawiisleeyda Hiiraan
Axad, September 7, 2025 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa si adag ugu eedeeyay d...
Warkii oo dhan »Wasiirka Maaliyadda Puntland: Shaqaalaha mushaarkooda waxaa nooga muhiimsan waddooyinka la dhisayo
Axad, September 7, 2025 (HOL) - Wasiirka maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Maxamed Faarax Maxamuud ayaa sheegay hadal ka careysiiyay shaqaal...
Warkii oo dhan »Agaasinka Waxbarashada G.Banaadir oo xayiraad kusoo rogay in taleefoonnada casriga ah loosoo qaadan karin iskuulada
Axad, September 7, 2025 (HOL) - Agaasinka Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar ku saabsan in iyadoo lagu guda jiro fulint...
Warkii oo dhan »Saddex askari oo ka tirsan ciidanka Puntland oo ku dhintay qarax lagula eegtay Calmiskaad
Axad, September 7, 2025 (HOL) - Saddex askari oo uu ku jiro sarkaal ciidan oo ka tirsan Puntland ayaa ku dhintay qarax lagula beegsaday buuraley...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay in mar kale dib loo bilaabayo Diiwaan galinta Dadweynaha
Axad, September 7, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo bilaabayo diiwaan galinta d...
Warkii oo dhan »Liiban Cali Yarow oo digniin adag u diray Ciidamada Dowladda Soomaaliya
Axad, September 7, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Jeneraal Liiban Cali Yarrow, ayaa soo saar...
Warkii oo dhan »Hay'adda sirdoonka Puntland oo beenisay in ay ku lug leedahay nin Hargeysa lagu dilay
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Puntland ee PISA ayaa beenisay war maanta lagu faafiyey baraha bulshada,...
Warkii oo dhan »