Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya oo u gaaray magaalada Doxa si uu uga qayb galo shir-madaxeedka Islaamka iyo Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya oo u gaaray magaalada Doxa si uu uga qayb galo shir-madaxeedka Islaamka iyo Carabta

SEP 15, 2025

 Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo gaaray magaalada Doha, caasimadda dalka Qatar, ayaa maanta...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo amaro cusub kusoo rogtay dadka ajinabiga ah ee u safraya dhulkeeda

Somaliland oo amaro cusub kusoo rogtay dadka ajinabiga ah ee u safraya dhulkeeda

SEP 14, 2025

Axad, September 14, 2025 (HOL) - Ciidanka Socdaalka iyo Ilaalada Xuduudaha Somaliland ayaa ku dhawaaqay shuruudo cusub oo la xidhiidha  sida dadk...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Ammaanka Jubbaland oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab Ka Fuliyay Raaskambooni

Ciidamada Ammaanka Jubbaland oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab Ka Fuliyay Raaskambooni

SEP 14, 2025

Axad, September 14, 2025 (HOL) - Ciidamada Ammaanka ee Jubbaland, gaar ahaan kuwa ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Qaranka, ayaa howlgal ballaaran ka sa...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan La Qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan La Qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

SEP 14, 2025

 Axad, September 14, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa m...

Warkii oo dhan »
Feeryahanada Soomaaliyeed Ramla Ali oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho

Feeryahanada Soomaaliyeed Ramla Ali oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho

SEP 14, 2025

 Axad, September 14, 2025 (HOL) - Feeryahanada caanka ah ee Soomaaliyeed Ramla Said Ahmed Ali, oo loo yaqaan Ramla Ali, ayaa maanta si heer sare ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo bilowday baaritaanka dilka nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi

Puntland oo bilowday baaritaanka dilka nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi

SEP 14, 2025

Axad, September 14, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqday inay bilowday baaritaan ku saabsan sababihii ka dambeeysay duqayntii shalay lagu dilay na...

Warkii oo dhan »
Qoyska caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi oo sheegay in caaqilka kaligiis lagu beegsaday duqaynta lagu dilay

Qoyska caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi oo sheegay in caaqilka kaligiis lagu beegsaday duqaynta lagu dilay

SEP 14, 2025

 Axad, September 14, 2025 (HOL) - Qoyska Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo shalay lagu dilay duqayn ay fulisay diyaarad dagaal oo aan la garanay...

Warkii oo dhan »
Maxaabiis nolol looga qabtay Al-shabaab iyo hub badan oo lagu soo bandhigay degmada Ceeldheer

Maxaabiis nolol looga qabtay Al-shabaab iyo hub badan oo lagu soo bandhigay degmada Ceeldheer

SEP 14, 2025

Axad, September 14, 2025 (HOL) - Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa galinkii dambe ee Shalay kusoo bandhigay gudaha degmada Ceeldheer ee gobolka G...

Warkii oo dhan »
Tirada Al-shabaab looga dilay dagaalkii Shalay ka dhacay degmada Ceeldheer oo sii korortay

Tirada Al-shabaab looga dilay dagaalkii Shalay ka dhacay degmada Ceeldheer oo sii korortay

SEP 13, 2025

 Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay weerarkii culusaa ee aroornimadii hore ee shalay ka dhacay degmada Cee...

Warkii oo dhan »
Nabadoon kamid ahaa odayaasha dhaqanka degmada Badhan oo ku geeriyooday duqeyn cirka ah oo ka dhacday gobolka Sanaag

Nabadoon kamid ahaa odayaasha dhaqanka degmada Badhan oo ku geeriyooday duqeyn cirka ah oo ka dhacday gobolka Sanaag

SEP 13, 2025

 Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Nabadoon Cumar Cabdillaahi Cabdi, oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee gobolka Sanaag, gaar ahaan degmada Badh...

Warkii oo dhan »