Wararka Maanta
Qabanqaabo loogu jiro in Baydhabo laga furo Bangi Dhexe oo ay leedahay Dowladda Federaalka
Sabti, August 19, 2006(HOL): Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ay halkaas ka socoto qaban qaabada sidii loo furi lahaa bangi dhe...
Warkii oo dhan »
MUUSE SUUDI IYO BASHIIR RAAGE OO KU SOO FOOL LEH MAGAALADA BAYDHABO
Wararku waxay sheegayaan in iyaga iyo xubno kale oo uu ka mid yahay Maxamed Qanyare Afrax ay suurtagal tahay in ay u soo amba baxaan dhinaca Magaalada...
Warkii oo dhan »
Magacaabista Shan Wasiir oo loo sababeynayo Dib u dhaca ku yimid ku dhawaaqistii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Wararku waxay sheegayaan in wasiirrada ay ku muransan yihiin seddexda mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka ay kala yihiin kuwa qabanaya xilalk...
Warkii oo dhan »
Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiiraan oo walaac badan ka muujinaya khilaafka soo kala dhexgalay mas'uuliyiinta Maxkamadda iyo Culimada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca
Talaado, August 15, 2006(HOL): Markii horeba waa uu jiray khilaaf Diimeed u dhaxeeya Culimadda Ahlu-suna wal-Jamaaca iyo waliba Al-Itixaad, Kaas...
Warkii oo dhan »
Golaha Maxkamadaha Islaamka oo beeniyay in ay codsadeen in dib loogu dhigo Shirka Khartoum
Talaado, August 15, 2006(HOL): Xubno ka tirsan golaha maxaakiimta Soomaaliyeed oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ee xarunta u ah Jaamacadda Carab...
Warkii oo dhan »
Horjoogaha Ciidamadii qabsaday Degmada Ceel Dheer oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen 8 Baabuur oo Tikniko ah
Talaado, August 15, 2006(HOL): Horjoogaha Ciidamadii ka socday Golaha Maxaakiimta Islaamiga ah ee qabsaday Degmada Ceel Dheer ayaa sheegay in ay gacan...
Warkii oo dhan »
MAAMUL GOBOLEED LA MAGAC BAXAY GAL-MUDUG STATE OO LOOGA DHAWAAQAY KOOFURTA MAG-AALADA GAALKACYO
Rag caan ah oo madax ka noqday Talaado, August 15, 2006(HOL): Maamul goboleed la magac baxay Gal-Mudug State ayaa shalay looga dhawaaqay Koofurta Maga...
Warkii oo dhan »
Wada hadal uga furmay Magaalada Gaalkacyo xubno ka tirsan Golaha Maxaakiimta Islaamka iyo maamul Goboleedka Puntland
Isniin, August 14, 2006(HOL): Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in wada hadallo ay halkaasi ku leeyihiin xubno ka...
Warkii oo dhan »
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kan degmada oo aan dib ugu soo laaban gudaha gobolka tan iyo markii lagala wareegay xarumihii ay ku shaqeyn jireen
Isniin, August 14, 2006(HOL): Gudoomiyaha gobalka hiiraan Yuusuf Axmed Hagar oo isaga tagay magaalada sacado ka hor inta aan lagu duulin x...
Warkii oo dhan »
Hooyada iyo Xaaska Guddoomiyaha Degmada Balcad ee ay Maxkamadaha Islaamka xireen oo sheegay in loo diiday in ay Xabsiga ku booqdaan
Isniin, August 14, 2006(HOL): Hooyada dhashay Maxamuud Xuseen Gudbaaye oo ah Guddoomiyaha Degmada Balcad, isla markaana muddo lix maalmood ah la sheeg...
Warkii oo dhan »