Wararka Maanta

Ra'iisal Wasaare Geedi oo Guddi Amni u magacaabay Gobolka Banaadir

Ra'iisal Wasaare Geedi oo Guddi Amni u magacaabay Gobolka Banaadir

JAN 07, 2007

Axad, January 07, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa maanta Guddi Amni u magacaabay Gobolka ...

Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo Nairobi lagu xiray

Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo Nairobi lagu xiray

JAN 06, 2007

Sabti, January 06, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Hotel ku yaala Xaafadda Islii oo lagu magacaa...

Warkii oo dhan »
Banaanbax rabshado watay oo manta Muqdisho ka dhacay

Banaanbax rabshado watay oo manta Muqdisho ka dhacay

JAN 06, 2007

Sabti, January 06, 2007(HOL):  Waxaa Maanta ka dhacay Xaafado dhowr ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho dibadbax looga soo horjeeday joogitaanka Ci...

Warkii oo dhan »
Muuse Suudi oo Muqdisho ku soo laabtay

Muuse Suudi oo Muqdisho ku soo laabtay

JAN 06, 2007

Sabti, January 06, 2007(HOL):  Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ahaa Hoggaamiye Kooxeedyadii ay maxkamadaha Islaamka Muqdisho ka ceyrsade...

Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeedo jiigitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya oo ka dhacay Jarmalka

Banaanbax looga soo horjeedo jiigitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya oo ka dhacay Jarmalka

JAN 06, 2007

Sabti, January 06, 2007(HOL): Waxaa ka dhacay Magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka banaanbax looga soo horjeeday joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee da...

Warkii oo dhan »
Wadad hadallo lagu af-jarayo khilaaf u dhaxeeya Beelo kala dega Gobolka Hiiraan iyo Dhulka Is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo ka furmay Beledweyne

Wadad hadallo lagu af-jarayo khilaaf u dhaxeeya Beelo kala dega Gobolka Hiiraan iyo Dhulka Is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo ka furmay Beledweyne

JAN 06, 2007

Sabti, January 06, 2007(HOL): Wada hadalo la doonayo in lagu soo afjaro  Khilaaf in mudo ah ka dhax-taagnaa Beelo kala daga Dhulka ismaamulka soo...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo dib u dhigtay hub uruurintii ay Maanta Muqdisho ka bilaabi lahayd

Dowladda Federaalka oo dib u dhigtay hub uruurintii ay Maanta Muqdisho ka bilaabi lahayd

JAN 06, 2007

Sabti, January 06, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya oo horay ugu dhawaaqday in ay maanta oo Sabti ah Muqdisho ka sameyneyso Hub uruurin xoog ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Maxaakiimta Islaamka ee Gobolka Hiiraan Shiikh Faarax Macalin oo maanta la soo qabtay

Guddoomiyihii Maxaakiimta Islaamka ee Gobolka Hiiraan Shiikh Faarax Macalin oo maanta la soo qabtay

JAN 05, 2007

Jimco, 5, Jan, 2006 (HOL)  Gudoomiyihii hore ee maxkamadii Islaamiga Gobalka Hiiraan Shiikh Faarax Maclin ayeey  Ciidmadii dhawaan la ...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo Malaayiin Doollar ugu deeqay Soomaaliya

Mareykanka oo Malaayiin Doollar ugu deeqay Soomaaliya

JAN 05, 2007

Jimco, January 05, 2007(HOL): Xoghayaha arrimaha Dibadda Mareykanka Dr. Gondalize Rice ayaa sheegtay in ay dowladdeeda Soomaaliya ugu deeqeyso lacag d...

Warkii oo dhan »
Xoghayaha cusub ee Qaramada Midoobay oo baaq u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Xoghayaha cusub ee Qaramada Midoobay oo baaq u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

JAN 05, 2007

Jimco, January 05, 2007(HOL): Xoghayaha cusub ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-Moon ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay sameyso dib u ...

Warkii oo dhan »