Wararka Maanta

Dagaalka u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas oo maanta laba sano jirsaday

Dagaalka u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas oo maanta laba sano jirsaday

OCT 07, 2025

 Talaado, October 7, 2025 (HOL) - Maanta oo taariiqdu tahay 7-da October 2025, waxaa laba sano jirsaday dagaalka u dhaxeeya ciidamada Isra'iil iy...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo duqayn cusub ka fuliyay Puntland, isagoo sheegay inuu beegsaday kooxda ISIS

Maraykanka oo duqayn cusub ka fuliyay Puntland, isagoo sheegay inuu beegsaday kooxda ISIS

OCT 06, 2025

Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Taliska Maraykanka ee Afrika ayaa shaaciyay duqayn dhinaca cirka ah oo uu ka fuliyay Puntland, xilli maamulka Trump uu...

Warkii oo dhan »
Puntland oo beenisay in ay Somaliland ka wadahadleen in cadaadis la saaro maamulka Waqooyi Bari

Puntland oo beenisay in ay Somaliland ka wadahadleen in cadaadis la saaro maamulka Waqooyi Bari

OCT 06, 2025

Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxa), ayaa beeniyay in Somaliland iyo Puntland ay ka wadahadl...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo abaal marin u balan qaaday askarigii Madaxtooyada ka celiyay Al-shabaabkii weeraray godka Jilicow

Dowladda Fedaraalka oo abaal marin u balan qaaday askarigii Madaxtooyada ka celiyay Al-shabaabkii weeraray godka Jilicow

OCT 06, 2025

Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa shir jaraa’id oo uu ...

Warkii oo dhan »
Jubaland oo Ka Hadashay Doorka Kenya ee Wadahadalka Dowladda Federaalka iyo Jubaland

Jubaland oo Ka Hadashay Doorka Kenya ee Wadahadalka Dowladda Federaalka iyo Jubaland

OCT 06, 2025

 Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa maanta garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille X...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in ay Puntland ku heshiiyeen ka hor taga maamulka Waqooyi Bari

Somaliland oo sheegtay in ay Puntland ku heshiiyeen ka hor taga maamulka Waqooyi Bari

OCT 06, 2025

 Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland, Maxamed Yuusuf, oo waraysi siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in ay Puntland ku ...

Warkii oo dhan »
Wadahadalladii Kismaayo oo Natiijo La’aan Kusoo Dhammaaday

Wadahadalladii Kismaayo oo Natiijo La’aan Kusoo Dhammaaday

OCT 06, 2025

 Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Weftiga uu hoggaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kasoo dhoofay magaalada Kismaayo, ka...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi "Weerarkii Jilicow wuxuu ahaa mid Khawaarijta ku qarinayeen guul darooyin kasoo wajahay furimaha dagaalka"

Wasiir Fiqi "Weerarkii Jilicow wuxuu ahaa mid Khawaarijta ku qarinayeen guul darooyin kasoo wajahay furimaha dagaalka"

OCT 06, 2025

Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaararda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shir jaraa’id uu ku qabt...

Warkii oo dhan »
Bulshada degmada Ceel Buh oo dalbanaysa caddayn iyo cadaalad ku saabsan dilka Caaqil Cumar

Bulshada degmada Ceel Buh oo dalbanaysa caddayn iyo cadaalad ku saabsan dilka Caaqil Cumar

OCT 06, 2025

Isniin, October 6, 2025 (HOL) — Bulshada deegaanka Ceel ...

Warkii oo dhan »
Kulankii koowaad ee Xasan Sheikh iyo Axmed Madoobe oo kusoo dhamaaday natiijo la'aan

Kulankii koowaad ee Xasan Sheikh iyo Axmed Madoobe oo kusoo dhamaaday natiijo la'aan

OCT 06, 2025

Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Kulan xalay madaxtooyada Kismaayo ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud iyo madaxweynaha Jubbala...

Warkii oo dhan »