Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay heshiiska xabad joojinta ee wada gaareen Israa’iil iyo Xamaas
Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay heshiiskii xabad joojinta ahaa ee Magaalada Sharma Al-Sheekh e...
Warkii oo dhan »Puntland oo soo qabatay doonyo ajaanib ah oo kalluumeysi sharci-darro ah ka wadey xeebaha gobolka Bari
Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Ciidanka Ilaalada Canshuuraha Puntland ayaa gacanta ku dhigay doonyo kaluumeysi oo si sharci-darro ah uga kalluu...
Warkii oo dhan »Puntland oo digniin kasoo saartay roobab kusoo wajahan degaanadeeda oo sababi kara waxyeelo
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Puntland ayaa digniin kasoo saartay roobab xooggan oo la filayo in ay ka da’aan deegaano badan oo ka tirsan g...
Warkii oo dhan »Galmudug oo Fulisay Xukun Dil ah oo Lagu Riday Eedeysane Nuur Xirsi Warsame
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Maamulka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u fuliyay xukun dil toogasho ah oo lagu riday Nuur Xirsi Warsame, kaa...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta ansixiyay heshiisyo ku saabsan Waxbarashada iyo Cilmi baarista
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey sa...
Warkii oo dhan »Booliiska Interpol oo hay'adaha amniga Puntland ka caawisay hababka ka hortagga kalluumaysiga sharci darrada ah
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Booliiska Adduunka ee Interpol oo taageero ka helayay Midowga Yurub (EU) ayaa tababar siiyay howl wadeeno katirsan ha...
Warkii oo dhan »Xiindheere: Hooyo iyo Saddex Gabdhood oo Lagu Dilay Guryahooda xilli Habeen ah
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xiindheere ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya dhacdo naxdin leh oo ka dhacda...
Warkii oo dhan »Israa’iil iyo Xamaas oo wada gaaray heshiis xabad joojin ah
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Israa’iil iyo Xamaas ayaa heshiis is afgarad oo hordhac ah ku wada gaaray magaalada Sharma shiikh ee dalka Masar, k...
Warkii oo dhan »UK oo ballanqaadday inay sii wado taageerada Soomaaliya ee dhinaca xuquuqda aadanaha iyo maamul wanaagga
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Boqortooyada Ingiriiska ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya ee ku saabsan xo...
Warkii oo dhan »Dowladda iyo mucaaradka oo isla gartay in dib loo dhigo banaanbaxii maanta ka dhici lahaa Muqdisho
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah hogaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliyeed, ayaa sheega...
Warkii oo dhan »