Wararka Maanta
Shariif Sheekh Axmed oo cambaareeyay xarig Muqdisho loogu geystay Agaasimaha Himilo Tv iyo ku xigeenkiisa
Axad, October 12, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u cambaareeyay xarig maanta loogu geystay Saldhiga ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho Rasmi ah Ku Tegay Itoobiya
Axad, October 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Addis Ababa ee d...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Daah-furtay Wada-tashi Qaran oo ku Saabsan Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka
Axad, October 12, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, ayaa maanta si rasmi ah u ...
Warkii oo dhan »Xubno ka tirsan Al-shabaab oo qorsheynaayay in weeraro ka geystaan Muqdisho oo la qabtay
Axad, October 12, 2025 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ku qabtay laba xubnood oo ka ...
Warkii oo dhan »Xisbiyada Puntland oo ku fashilmay qabashada shirarkooda dhexe dhaqaale xumo awgeed
Axad, October 12, 2025 (HOL) - Xisbiyada siyaasadda Puntland ayaa ku fashilmay inay qabtaan shirarkoodii Golaha dhexe, kaddib markii maamulka Pu...
Warkii oo dhan »Senataro ka tirsan Aqalka Sare: Aqalka sare wuxuu noqday meel mushaar kaliya lagu qaato oo aan wax shaqo ah ka socon
Axad, October 12, 2025 (HOL) - Qaar ka mid ah senatarada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa sheegay in golahoodu ku fashilmay gudashada doorkii iyo masuul...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi "Gaari iyo askari aan heyb laheyn ma dhex socon doono magaalada Muqdisho"
Axad, October 12, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday inaan maga...
Warkii oo dhan »Milatariga Soomaaliya oo la Wareegay Gaadiid Dagaal oo uu Watay Sarkaal Hore
Axad, October 12, 2025 (HOL) - Milatariga Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaadiid dagaal oo uu watay Col. Cali Xuubeey, oo horay uga tirsanaa ciidam...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo markii ugu horreysay ku biiraysa Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika
Sabti, October 11, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku biiraysa Baarlamaanka Ururka Bulshada Bariga Afrika (EALA), taas oo la sheegay...
Warkii oo dhan »Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo soo saaraysa Baasaboorka Jiilka saddexaad ee Soomaaliya
vSabti, October 11, 2025 (HOL) - Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ayaa shaacisay daahfurka qandaraas caalami ah ee lagu soo saarayo Baasaboorka Jiilka ...
Warkii oo dhan »