Wararka Maanta

Madaxweyne Qoorqoor "Waxaan soo bandhigi doona cadeymaha dadkii ka dambeeyay hurinta Dagaalkii Waqooyiga Galgaduud"

Madaxweyne Qoorqoor "Waxaan soo bandhigi doona cadeymaha dadkii ka dambeeyay hurinta Dagaalkii Waqooyiga Galgaduud"

JUN 13, 2024

 Khamiis, Juun, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Shalay galinkii dambe kulan la qaatay Odayaasha...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya weerar Al-shabaab ku qaaday deegaanka Buulo Xaaji

Faahfaahino kasoo baxaya weerar Al-shabaab ku qaaday deegaanka Buulo Xaaji

JUN 13, 2024

 Khamiis, Juun, 13, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Xalay ku dhexmaray deegaanka Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose cii...

Warkii oo dhan »
Kenya oo 30 sano oo xabsi ah ku ridday nin lagu eedeeyay inuu xiriir lalahaa Alshabaab iyo Daacish

Kenya oo 30 sano oo xabsi ah ku ridday nin lagu eedeeyay inuu xiriir lalahaa Alshabaab iyo Daacish

JUN 13, 2024

 Khamiis, Juun, 13, 2024 (HOL) - Maxkamad kutaala dalka Kenya ayaa ku xukuntay Jackton Jacob Kanoti oo loo yaqaan Abdul Hakim soddon sano oo xari...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh si faahfaahsan uga hadlay dagaalka Al-shabaab iyo doodaha ka dhashay Dastuurka

Madaxweyne Xasan Sheekh si faahfaahsan uga hadlay dagaalka Al-shabaab iyo doodaha ka dhashay Dastuurka

JUN 12, 2024

 Arbaco, Juun, 12, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Norway ayaa Jaaliyada Soomaal...

Warkii oo dhan »
Wasiirka gaashaandhigga: Dowladdii Farmaajo waxay qorshaynaysay in qabuuraha Iskuul Buulisiya laga dhiso hotelo ganacsi

Wasiirka gaashaandhigga: Dowladdii Farmaajo waxay qorshaynaysay in qabuuraha Iskuul Buulisiya laga dhiso hotelo ganacsi

JUN 12, 2024

 Arbaco, Juun, 12, 2024 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay xukuumaddii hore ee Soomaaliya inay gac...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland oo kaabiga ku haaya degmada Badhaadhe

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland oo kaabiga ku haaya degmada Badhaadhe

JUN 12, 2024

 Arbaco, Juun, 12, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamulka J...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo beeniyay inuu duqeyn ku dilay laba dhaqtar oo Al-shabaab u afduubnaa

Mareykanka oo beeniyay inuu duqeyn ku dilay laba dhaqtar oo Al-shabaab u afduubnaa

JUN 12, 2024

 Arbaco, Juun, 12, 2024 (HOL) - Militariga Mareykanka ayaa is fogeeyay masuuliyada dil loo geystay laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba oo ku jir...

Warkii oo dhan »
49 qof oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo ku geeriyooday doon ku degtay xeebaha Yemen

49 qof oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo ku geeriyooday doon ku degtay xeebaha Yemen

JUN 12, 2024

 Arbaco, Juun, 12, 2024 (HOL) - Dooni ay saarnaayeen 260 tahriibayaal ah oo isugu jiray Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa ku degtay xeebaha dalka Yeme...

Warkii oo dhan »
Dadka eheladooda ku aasan yihiin qabuuraha Iskuul Buluusiya oo cabasho ka ah lacago la weydi

Dadka eheladooda ku aasan yihiin qabuuraha Iskuul Buluusiya oo cabasho ka ah lacago la weydi

JUN 11, 2024

Talaado, Juun, 11, 2024 (HOL) - Waxaa maanta afaafka hore ee qabuuraha Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho buux dhaafiyay dad weyne aad u badan oo ...

Warkii oo dhan »
Darawal mooto bajaajle ah oo lagu dilay Garowe oo qoyskiisu ay diideen in la aaso

Darawal mooto bajaajle ah oo lagu dilay Garowe oo qoyskiisu ay diideen in la aaso

JUN 11, 2024

 Talaado, Juun, 11, 2024 (HOL) - Ehelada darawal mooto bajaajle oo lix cishe ka hor ay dileen ciidamada amniga ee magaalada Garowe, ayaa waxay ka...

Warkii oo dhan »