Wararka Maanta
Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Prof Jawaari oo goordhaw Geeriyooday
Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Allah u naxariiste guddoomiyahii hore ee...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi "Waa Nasiib daro weyn in maalmaha Xuriyada oo lagu jiro Hargeysa lagu qaado hees lagu amaanayo Qowmiyad Itoobiyaan ah"
Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag uga hadlay i...
Warkii oo dhan »In ka badan 20 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka dhacay Galbeedka gobolka Mudug
Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya Galbeedka gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta xaalad daganaasho aan caga buuran ku taag...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo beenisay eedeyn dowladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay
Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay jawaab ka bixisay eedeyn dhawaan ay u gudbisay dowladda Soomaaliya Qara...
Warkii oo dhan »Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo loo magacaabay xil cusub
Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Dibad...
Warkii oo dhan »Maamulka Galmudug oo war kasoo saaray dagaal beeleed Maanta ka dhacay gobolka Mudug
Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxaya maamulka Galmudug ayaa loogu baaqay in si sharuud la'aan ah ku joojiyaan dagaalka bee...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo ka hadlay dagaal beeleed Maanta dib uga qarxay gobolka Mudug
Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warsaxafadeed uu soo saaray maanta kaga hadla...
Warkii oo dhan »Puntland oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaalka galbeedka gobolka Mudug
Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed kasoo saaray colaadda ka taagan galbeedka gobolka Mudug, halkaas oo ay maan...
Warkii oo dhan »Golaha wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay qaraar ku saabsan ka hortagga qataraha amniga qaranka
Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo ...
Warkii oo dhan »Dagaal xoogan oo dib uga qarxay bariga gobolka Mudug
Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu halkaas dib uga qarxay dagaal beeleed xoogan oo u d...
Warkii oo dhan »