Wararka Maanta
Tirada dagaalamayaasha Daacish ee ku sugan buuralayda Calmiskaad ee Puntland oo si weyn u korortay sanadkan
Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - In ka badan 800 ayaa lagu qiyaasay tirada dagalamayaasha Daacish ee ku sugan buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari, s...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyahii Xamaas Ismaaciil Haniyah oo lagu dilay dalka Iiraan
Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - Hoggaamiyahii dhaqdhaqaaqa Ururka Xamaas ee dhanka siyaasada Ismaaciil Haniyah ayaa aroornimadii hore ee saakay...
Warkii oo dhan »Wasiirka waxbarashada DFS oo weydiistay xildhibaanada Puntland inay Siciid Deni ka keenaan xal ay kuwada shaqayn karaan
Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Wasiirka waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheikh Cabdiqaadir, ayaa weydiistay xildhibaanada...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Kismaayo
Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray ma...
Warkii oo dhan »Hay’adaha Ammaanka Kenya oo fashiliyay weerar Alshabaab ah ay ku qaadi lahaayeen deegaan katirsan Garissa
Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa fashiliyay weerar qorsheysan oo Al Shabaab ay ka fulin lahaayeen deegaanka Ala...
Warkii oo dhan »Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo wadahadal ku yeeshay khadka Taleefanka
Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Xalay wadah...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Turkigu sii wadidoono dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia
Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...
Warkii oo dhan »Sirdoonka Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan magaalada Boorama
Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Hay'adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay'adda Sirdo...
Warkii oo dhan »Madaxda dowladda Fedaraalka iyo masuuliyiin kale oo caan ah oo ka tacsiyeeyay geerida Kabtan Axmed Xaaji Cilmi Guure
Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Waxaa si aad ah isku soo taraya masuuliinta ka tacsiyadeyneysa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allah u nax...
Warkii oo dhan »Haweeney wiil gabadheeda u dhaxday ku dishay magaalada Boosaaso
Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Maxamuud Cabdi Bile Cabdi oo ahaa wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa u geeriyooday dhaawac ...
Warkii oo dhan »