Wararka Maanta
Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta xabsi 6 bilood ah ku xukuntay gabadho Tiktokers ah
Axad, Agoosto, 4, 2024 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah waxay xukun ku ridday 7 dhallinyaro ah oo Tiktoore ah, kuwaasi...
Warkii oo dhan »Somaliland: Xisbiga Waddani iyo Ururka Kaah oo heshiis is kaashi kala saxeexday
Axad, Agoosto, 4, 2024 (HOL) - Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani iyo Ururka Kaah ee Somaliland ayaa saaka magaalada Hargaysa ku kala saxeexday he...
Warkii oo dhan »Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ka socda gobolka Jubbada Hoose
Axad, Agoosto, 4, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan a...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la xiray saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray ee xeebta Liido
Axad, Agoosto, 4, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaab...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo si adag u cambaaraysay weerarkii dadka badan lagu dilay ee Liido Beach
Axad, Agoosto, 4, 2024 (HOL) - Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ka dhacay xeebta Liido ee...
Warkii oo dhan »Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca weerarkii Xeebta Liido oo korortay
Axad, Agoosto, 4, 2024 (HOL) - Wasaarada Caafimaadka dowladda Fedaraalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inuu kordhay khasaaraha dh...
Warkii oo dhan »Somaliland oo cambaaraysay weerarkii xalay lala eegtay Xeebta Liido
Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa cambaaraysay weerarkii dadka badani ku dhinteen ee xalay lagu qaaday dhallinyaro ku ca...
Warkii oo dhan »Madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada iyo madaxdii hore oo ka hadlay weerarkii Xeebta Liido
Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Madaxda sare ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Raysal wasaar...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan degdeg ah la qaatay hay'adaha Amniga kaddib weerarkii dhimashada badan dhaliyay ee xeebta Liido
Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey ...
Warkii oo dhan »Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac dad shacab ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe
Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saakay oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad shacab ah oo sa...
Warkii oo dhan »