Wararka Maanta
In ka badan 40 ruux oo lagu dilay duqeyn ka dhacay xero barakacayaal ah oo ku taala Gaza
Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo dhanka cirka...
Warkii oo dhan »Ciidamada Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo culus ka wada gobolka Gedo
Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen dhammaan garoomada diyaaradaha ee gobolka Gedo...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Laftagareen "25-kii Xildhibaan ee taageertay rabitaanka Shacabkooda waxay noola mid yihiin 13-kii SYL
Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xi...
Warkii oo dhan »Xil Ciid: Villa Soomaaliya ayaa ka dambeysa in xildhibaanada laga mamnuuco inay saxaafadda kula hadlaan baarlamanka
Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si adag uga horyimid go’aan dhawaan kasoo baxay guddoonka ...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay in dowladda Federaalka ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Puntland
Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda reer Puntland u diidday deeqaha wax...
Warkii oo dhan »Nin hubeysnaa oo sadax Israa'iiliyiin ah ku dilay xadka Urdun iyo Daanta Galbeed
Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar uu ka geystay xaduuda u dhaxeysa Urdun iyo Daanta Galbeed ee la he...
Warkii oo dhan »Wasiirrada caafimaadka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo muujiyay cabasho ka dhan ah wasaaradda caafimaadka DFS
Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Wasiirada Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaa...
Warkii oo dhan »Golaha Wakiilada Somaliland oo markale diiday dacwada Xildhibaan Maxamed Abiib, iyo cambaaraynta xadhigiisa oo sii kordhaysa
Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa markale cod aqlabiyad ah ku diiday eedaha loo haysto Xildhibaan Maxamed Abiib,...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xukun kala duwan ku riday askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda
Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday laba askari oo ka tirsanaa ciidanka d...
Warkii oo dhan »Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay xiriirka Masar iyo Soomaaliya
Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah Culima'awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor ...
Warkii oo dhan »