Wararka Maanta
Maraykanka: Ma aqoonsanin isfahanka Itoobiya iyo Somaliland, waa in xal diblumasiyadeed lagu dhameeyo xiisadda labada dal
Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Maraykanka ayaa mar kale ku celiyay in uusan aqoonsanayn heshiiska isfahamka ah ee dhexmaray Itoobiya iyo Som...
Warkii oo dhan »Musharixiinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo la Guddoonsiiyay Shahaadooyinka Musharaxnimo
Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa shahaadooyinka musharaxnimo guddoonsiiyay musharixiinta madaxweyn...
Warkii oo dhan »Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ku gaaray isfahan ku saabsan xoojinta nabadda Mudug
Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa ku heshiiyay xoojinta isdhexgalka bulshada iyo nabaday...
Warkii oo dhan »Sweden oo 34,000 oo dollar siinaysa qaxootiga Soomaalida si ay dalkooda ugu laabtaan
Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ...
Warkii oo dhan »Afhayeenka ONLF " Hadalka kasoo yeeray Taliyaha Ciidanka Itoobiya, waxaanu u aragnaa mid daandaansi ah"
Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Afhayeenka ONLF Caddaani Hirmooge oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hadal dhawaan ka soo yeedhay Taliy...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay taageeridoonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya
Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri do...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo uga digtay macalimiinta dugsi qur’aanka iyo culimada inay u hoggaansamaan awaamiirta Alshabaab
Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa uga digtay in macallimiinta ...
Warkii oo dhan »Wasiirka Batroolka oo sheegay in qodista shidaalka Soomaaliya ay bilaabanayso bisha Abril 2025
Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in bish...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan, dowladda Soomaaliya ayaa masuul ka ah amniga dalka
Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay Soomaaliya in ay diyaar u tahay bixitaanka ciida...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare badan geystay oo maanta ka dhacay gobolka Mudug
Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed galinkii hore ee maanta ka dhacay ...
Warkii oo dhan »