Wararka Maanta
Itoobiya oo cambaaraysay qarax shalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka Itoobiya ayaa cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay maga...
Warkii oo dhan »Musharax Cirro: Xildhibaan Maxamed Abiib waa Codkii Reer Awdal oo Sharci-darro Ku Xidhan
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in X...
Warkii oo dhan »Somaliland: Kooxda Xidagaha Geeska oo soo saaray silsilad heeso ah oo ay ku mucaaradayaan xukuumada
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Guddaha Somaliland waxa baraha bulshada qabsaday silsilad heeso ah oo ay Kooxda Xidigaha Geeska oo kamid ah ko...
Warkii oo dhan »Maxkamaddo kooxda Al-shabaab uga furnaa Shabeellaha Hoose oo la burburiyay
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa howgalo qorsheysnaa ku burburiyay Maxkamado kooxda Al-shabaab ug...
Warkii oo dhan »Masar oo ka sheegtay shirka Qaramada Midoobay in Itoobiya ay waddo ficillo ka dhan ah Qaranimada Soomaaliya
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Masar Badar Abdelatty oo khudbad ka jeedinayay kalfadhiga 79-aad ee golaha loo dhan ...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo ugu baaqday Soomaaliya inay xoogga saarto arrimaheeda gudaha, iskana ilowdo hehiiska Somaliland
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Taye Atske-Selassie ayaa meesha ka saaray eedeymaha Soomaaliya ee ...
Warkii oo dhan »Khasaare ka dhashay qarax miino oo ka dhacay suuqa Xoolaha ee magaalada Jowhar
Sabti, September, 28, 2024 (HOL) - Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, halka saddex kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markii qarax miino oo maanta...
Warkii oo dhan »Guddoonka Golaha Shacabka oo loo gudbiyay Mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Dibadda
Sabti, September, 28, 2024 (HOL) - Qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa maanta guddoonka Golaha u gudbiyay Mooshin ka dhan ah Wasiir...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyaha ururka Xisbullah Xasan Nasrallah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Lubnaan
Israel said it killed Hezbollah leader Hassan Nasrallah in an airstrike on BeirutSabti, September, 28, 2024 (HOL) - Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaa...
Warkii oo dhan »Qarax khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Sabti, September, 28, 2024 (HOL) - Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay afaafka hore ee Maqaayad ku taala...
Warkii oo dhan »