Wararka Maanta
Turkiga oo sameeyay sare u kac wax soosaarka Saliida Ceyriin iyo Shidaalka Dabiiciga ah
Jimco, October, 22, 2024 (HOL) - Wax soo saarka Saliida ceyriinka Turkiga ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay abid taas oo ah 3.3 million oo fuust...
Warkii oo dhan »Soomaalida sharci la’aanta ku jooga Jarmalka oo wajahaya cabsi xooggan
Jimco, October, 22, 2024 (HOL) - Waxaa isa soo taraya cabsida dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Jarmalka ee sharci la’aanta ah, kaddib marki...
Warkii oo dhan »Maleeshiyo Hubaysan oo nin Xoolo dhaqato ah ku dilay Xadka Dowlad deegaanka Soomaalida uu la wadaago Galmudug
Jimco, October, 22, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya xadka Dowladda Deeganka Soomaalida uu la wadaago Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi maleesh...
Warkii oo dhan »Maamulka SSC khaatumo oo Puntland ku eedeeyay faragalin ka dhan ah maamulkooda
Jimco, October, 22, 2024 (HOL) - Maamulka SSC Khaatumo ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inuu faragelin ku hayo madax-bannaanida deegaannadooda...
Warkii oo dhan »Dowladda Japan oo qalab casri ah ku wareejisay Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya
Jimco, October, 22, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Asad Cismaan C...
Warkii oo dhan »Safiirka UK ee Soomaaliya oo lagu eedeeyay inuu ku dhex-milmay khilaafka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya
Jimco, October, 22, 2024 (HOL) - Odoyaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa warqad furan u diray Rt Hon David Lammy oo ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda,...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay inay u diyaar garoobeen inay qabtaan doorasho Qof iyo Cod
Jimco, October, 22, 2024 (HOL) - Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa sheegay in ...
Warkii oo dhan »Jubaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay inay lacago siinayso musharixiinta Mucaaradka Jubaland
Khamiis, October, 21, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Ibraahim Oogle oo maanta ka hadlaayay hoolkii lagu qabta...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ICC oo amar soo qabasho ah u jartay raysal wasaaraha Israaiil iyo masuuliyiin kale
Khamiis, October, 21, 2024 (HOL) - Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa amar qabasho u jartay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benja...
Warkii oo dhan »Dagaalyahanno Ajaanib ah oo ku soo qulqulaya kooxda Daacish ee ku sugan degaanada Puntland
Khamiis, October, 21, 2024 (HOL) - Tirada dagaalyahannada shisheeye ee ku biiraya kooxda Daacish Soomaaliya ayaa mar kale la shaaciyay inay ii k...
Warkii oo dhan »