Wararka Maanta
Dowladda Fedaraalka oo bilaawday xakameynta hubka sharci darada ah iyo Calaamadeynta Rasaasta
Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa...
Warkii oo dhan »Fahad Yaasiin oo taageeray Ciidamada Dowladda ay geeysay Raas Kambooni
Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Taliyihii hore ee Hay’adda nabad sugida Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasin Xaaji Daahir, ayaa si weyn usoo dh...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hortimid doorashada Jubbaland, iyadoo amartay in dacwad lagusoo oogo Axmed Madoobe
Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamtay doorashada lagu doortay Axmed Maxamed Islaam (...
Warkii oo dhan »Jubaland oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeysay in Ciidamo hab beel u abaabulan ay geeysay Raas-Kaambooni
Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Wasaaradda amniga gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland waxa ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeysay in...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo maanta ciidamo ka dajisay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose
Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sida garaka u tababaran ee Gorgor ayaa maan...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Doorashada Axmed Madoobe waxay si rasmi ah usoo afjartay muddo kororsiga Villa Soomaaliya
Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Axmed Madoob...
Warkii oo dhan »Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre oo hambalyo u diray Axmed Madoobe
Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'iisul wasaarihii hore ee Somaaliya Xasan ...
Warkii oo dhan »Axmed Madoobe: Xamsow kuwa kaa waawayn ayaa ku guulaysan waayay inay dumiyaan jubbaland
Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Axmed Madoobe oo maanta markii sadaxaad loo doortay madaxweynaha Jubbaland ayaa ku eedeeyay dowladda federaal...
Warkii oo dhan »Axmed Madoobe oo markii sadaxaad ku guuleystay inuu noqdo madaxweynaha Jubbaland
Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa markii sadaxaad ku guuleystay maanta inuu noqdo madaxweynaha maamulka...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi: Cabdiraxmaan Cirro waxaan ka filaynaa inuu kaalin weyn ka qaato iskusoo dhowaanshaha Soomaalinimada
Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Somaliland, C...
Warkii oo dhan »