Wararka Maanta
Soomaaliya oo dadaal ugu jirta in Itoobiya loo helo qoondada ciidamada uga qeyb galaya Howlgalka Cusub AUSSOM
Isniin, January 13, 2025 (HOL) - Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jir...
Warkii oo dhan »Ilaa 25 gaari oo sida gargaar Bani'aadanimo oo gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud
Isniin, January 13, 2025 (HOL) - Waxaa Xalay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud gaaray ilaa 25 gaari oo ah nooca xamuulka qaada kuwaas oo s...
Warkii oo dhan »AUSSOM oo soo dhoweeysay dib usoo laabashada xiriirkii Soomaaliya iyo Itoobiya
Isniin, January 13, 2025 (HOL) - Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya, ahna Madaxa AUSSOM, Danjire Mohamed El-A...
Warkii oo dhan »Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Madaxweyne Xasan Sheikh markii labaad ayaa lagu bahdilay magaalada Addis Ababa
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa dhaliil culus u jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo ku eedeeyey in...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo balan qaad muhiim ah u sameeysay ciidanka deegaanka ee dhawaan laga saaray Baledweyne
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Masuuliyiin ka tirsan dowladda fedaraalka Soomaaliya oo maalmahii lasoo dhaafay Baledweyne ku sugnaa ayaa maanta...
Warkii oo dhan »NISA oo xubin ka tirsan Xafiiska Qaraxyada Al shabaab ku baadi goobeysa $30,000
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Hay'adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa war qoraal ah oo ah soo saartay waxa ay ku sheegtay in ay si weyn ugu...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo maanta si buuxda ula wareegtay xarumahii maamulka gobolka Hiiraan
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Masuuliyiintii maamulka la baxay Hiiraan State Cabduqaadir Colow iyo Cabdirashiid Ilkacase ee halkii sano e...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa fiidnimadii hore ee Xalay howl...
Warkii oo dhan »Goorma ayaa lasoo gabagabeenayaa sahminta Shidaalka Soomaaliya?
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamuud Aadan ayaa faah faahin guud ka bixiyay xilliga...
Warkii oo dhan »Dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya oo heshiis ku gaaray magaalada Addis Ababa
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo saaray war-murtiyeed wadajir ah oo ay ku xaqiijinayaan sida ay uga go�...
Warkii oo dhan »