Wararka Maanta
Puntland oo sheegtay in culimadeedu ay door wacan ku leeyhiin dagaalka loogasoo horjeedo Daacish
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor (Ilyaas Dheere), ayaa ku ammaanay culimada Puntland i...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Soomaaliya oo muddo cusbooneysiin u sameeysay Guddiga Maamulka Hay'adda Nadaafadda Qaranka
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa u c...
Warkii oo dhan »Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Galgaduud
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo Xalay Fiidkii hore ciidanka deegaanka ka fuliyeen de...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo Taliyayaal Cusub u Magacaabay Booliiska iyo Millateriga
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa taliyaha millateriga u magacaabay Sarree...
Warkii oo dhan »Wasiir Cali Xoosh “Waxaan rabna doorasho qof iyo cod ah iyo in meesha ka baxdo Shilinka jeebka ku jira igu doorta"
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali X...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo soo saartay amaro culus oo ku socda Ganacsatada Soomaaliyeed
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culus oo ay ganacs...
Warkii oo dhan »Daacish oo ciidamada Puntland ku weerartay Diyaarad Drone ah oo lagusoo xiray qarax
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Hal askari oo ka tirsan ciidanka Puntland ayaa ku dhintay, halka saddex kale ay ku dhaawacmeen, kadib markii k...
Warkii oo dhan »Puntland: Dowladda Federaalka waxay hor istaagtay in dhaawacyada ciidanka Puntland ay helaan daryeel caafimaad oo dibadda ah
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Puntland ayaa si adag u eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay caqabad ku tahay dadaallada lagu daryeela...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Masar
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo Kordhiyay Mushaarka Ciidamada 50%
Arbaco, January 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa mushaarka ciidamada kala duwan kordhiyay ...
Warkii oo dhan »