Wararka Maanta
Maraykanka oo si adag u cambaareeyay weerarkii Daacish ay dhawaan ka geystay buuraha Calmiskaad
Axad, February 16, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weerarkii kooxda Daacish ay ku qaadday ciidamada Puntland taarii...
Warkii oo dhan »Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo lagu doortay Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya
Axad, February 16, 2025 (HOL) - Madaxda dalalka ku midoobay Ururka Midowga Africa ayaa u doortay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud C...
Warkii oo dhan »Puntland oo Khuburo ciidan u dirtay furimaha dagaalka ka dhanka ah Daacish
Axad, February 16, 2025 (HOL) - Puntland ayaa furimaha hore ee Calmiskaad oo ay ciidamadeedu kula dagaalamayaan kooxda Daacish waxay u dirtay kh...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro: Waxa aan rajaynayaa in in badan oo dunida ka mid ahi ay iman doonto oo ay maalgashan doonto Somaliland
Axad, February 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ka warbixiyay Shirkii Dowladaha Adduunka ee ...
Warkii oo dhan »Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay duleedka Magaalada Dhuusamareeb
Axad, February 16, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyo hubeysan ay weerareen dad Xoolo dhaqato ahaa o...
Warkii oo dhan »Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo lagu soo bandhigay gobolka Gedo
Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Ciidanka hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa degmada Luuq ee gobolka Gedo maan...
Warkii oo dhan »Hanti-dhowraha Qaranka oo kasoo jawaabay eedeymaha ay usoo jeedisay Maxkamadda Gobolka Banaadir
Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Saacado kadib ayuu Hanti-dhowrka Qaranka Axmed Ciise Guutaale uu kaso jawaabay eedeymo culus oo uga yimid maxka...
Warkii oo dhan »Hantidhowrka guud ee dowladda Soomaaliya oo looga yeeray maxkamadda gobolka Banaadir
Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u yeertay Hantidhowrka Guud ee dowladda, oo lagu eedeeyay inuu faragelin toos ...
Warkii oo dhan »Kenya oo laba jibaartay qiimaha Khaadka ay u iib keento Soomaaliya
Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa shaacisay qiimo kordhin ay ku sameysay Khaadka Miiraa oo ay u soo dhoofiso Soomaaliya, xili...
Warkii oo dhan »Xil. Cabdirashiid Xidig “ Hadii Baarlamaanka la furi waayo qeyb kale ayaan fureynaa”
Sabti, February 15, 2025 (HOL) - Xidhibaan Cabdirashiid Xidig oo kamid ah mudanayasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta sheegay in ay filay...
Warkii oo dhan »