Wararka Maanta
Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye oo ka Wadahadlay Adkaynta Difaaca Somaliland
Arbaco, Maarso 5, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland iyo hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye ayaa ka wadahadlay xoojinta difaaca Somaliland iyo ad...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo maanta la wareegay deegaanka Ceelbaraf
Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa maanta dib ula wareegay gacan ku heynt...
Warkii oo dhan »Doorashada kursi ka mid ah kuraasta ka banaaneyd Golaha Shacabka oo maanta lagu qabtay Dhuusamareeb
Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug lagu qabtay doorashada kursiga tirsigiisu y...
Warkii oo dhan »Xubno katirsanaa Daacish oo isku dhiibay maamulka Puntland, iyagoo ka faaidaystay cafiskii loo fiidiyay
Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Puntland ayaa soo dhoweeysay dad lasoo xiriiray oo ka tirsanaa Daacish, kuwaas ka faa’iideystay cafiska uu u f...
Warkii oo dhan »Puntland: Shacabka Koonfurta dalka ma helin dowlad si mabda’ leh ula dagaalanta argigixisada
Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee Puntland, Maxamed Cabdiwahaab ayaa sheegay in Soomaaliya aysan lahay...
Warkii oo dhan »Wabiga Daawo ee mara duleedka Degmada Beled Xaawo oo guray, iyadoo sameeyn dhinaca nolosha ay ka dhalatay
Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wabiga Daawo ee mara duleedka degmadaas...
Warkii oo dhan »Kulan looga soo horjeeday xaalada siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed oo ka dhacay Muqdisho
Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Qaar Kamid Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doorto deegaanada maamulka Koonfur Galbeed iyo Madasha Maanshii...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta
Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasim...
Warkii oo dhan »Golaha Ammanka oo cusboonaysiiyay tallaabooyinka cunaqabaynta hubka iyo dhoofinta dhuxusha ee Alshabaab
Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dib u cusboonaysiiyay tallaabooyinkooda ku aaddan ka-hortagga dhoofint...
Warkii oo dhan »Dowladda Mareykanka oo dalbatay in si wadajir looga hortago xiriirka Al shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen
Talaado, Maarso 4, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii sheegtay in uu ka walaacsan yahay xiriirka sii kordhaya ee u dhaxeeya Kooxda ...
Warkii oo dhan »