Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheekh: "Waxaa jira dalalka shisheeye oo ka naxsan horumarka Soomaaliya ka jira
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay isu diyaariyaan sidii ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo SSC Khaatumo ku eedaysay masuuliyadda dagaalkii maanta ka dhacay Buqdharkayn
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Buqdharkayn ee dhex maray Ciidamada So...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ka jawaabay hanjabaadda ururka ONLF
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar 'Cagjar', ayaa ururka ONLF ku eedeeyay inuu doon...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha ONLF oo sheegay inay suurtagal tahay inay dagaal kale la galaan Itoobiya
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Jabhadda Xoreynta Ogaadeeniya (ONLF), Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Mahdi 'Maaday', ayaa sheegay in uru...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha SoDMA oo maanta Masaajid Cali Gaduud geeyay 12 gaari oo sida shixnado gargaar ah
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta 12 gaari oo siday shixnado gargaar ...
Warkii oo dhan »Lataliyaha madaxweynaha ee xiriirka dowlad goboleedyada oo weerar afka ah ku qaaday madaxda Hirshabeelle iyo Xukuumadda Fedaraalka
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Lataliyaha madaxweynaha dowlada fedaraalka Soomaaliya ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada dalka Maxamed Xasan I...
Warkii oo dhan »Dagaal ka dhex qarxay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo ee ku wada sugan aagga Buqdharkayn
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Dagaal xoogan ayaa saaka markale ka dhex qarxay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo ee ku wada sugan deegaa...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo shaacisay inay gogol nabadeed u fidinayso dhinacyada isku haya colaadda dalka Suudaan
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay isku dayayso inay gogol nabadeed u fidiso dhinacyada isku haya Suudaan, si ...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay ineysan dalka ka jirin khatar amni oo hakad u gali karaan duulimaadyadda Caalamiga ah
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Iyadoo Talaaladadii lasoo dhaafay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho soo saartay fariin ay uga digeyso mu...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in dowladda Itoobiya ay duqayn ka geysatay gobolka Shabeellada Dhexe
Jimco, Maarso 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa xaqiijiyay in diyaaradaha d...
Warkii oo dhan »