Wararka Maanta
Soomaaliya oo markii ugu horreysay bixisay Kaararka Aqoonsiga Qaxootiga iyo Magan-gelya Doonka
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-X...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay inay dishay madaxii Daacish u qaabilsanaa diyaaradaha Droneska ee qaraxyada xambaara
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay inay dishay madaxii kooxda Daacish u qaabilsanaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drone...
Warkii oo dhan »Dagaal Cusub oo Laga Cabsi Qabo In uu Ka Dhex Qarxo Itoobiya iyo Ereteriya
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u ...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay deegaan hoostaga degmada Ceelbuur
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanad...
Warkii oo dhan »Ra'iisul wasaare Xamse oo isbitaalada ku booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalk...
Warkii oo dhan »Maamulada Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo qaaday tallaabooyin xal loogu raadinayo colaadda ka dhex taagan
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Dowlad-deegaanada Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya ayaa qaaday tallaabooyin la isugu soo dhoweynayo bulshada la...
Warkii oo dhan »NISA oo horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab ku dishay duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose
Arbaco, Maarso 12, 2025 (HOL) - Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaciyay in duqeyn lagu dilay Lab...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni: Ma jiridoono ganacsade dambe oo ku marmarsiyoon doona Daacish baa cadaadis igu haysa
Arbaco, Maarso 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta kulan la qaatay ganacsatada magaalada Boosaaso, ayaa u...
Warkii oo dhan »Puntland: Xasan Sheikh hal sano iyo dhowr bilood baa u harsan wuu kasoo bixidoonaa Villa Soomaaliya
Arbaco, Maarso 12, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa mar kale shaaciyay inuu halkiisii yahay mowqifka ay kaga soo horjeedaan dowladda Federaal...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo haatan ka socda deegaanka Laba garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Arbaco, Maarso 12, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in haatan dagaal culus uu ka socda deegaanka Laba ga...
Warkii oo dhan »