Wararka Maanta
Faahfaahin ku saabsan dagaal ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ku dhexmaray Togga Miiraale
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish oo ka dhacay aagga Togga Miiraale ee buuraha Calm...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay waxa ka jira in Al-shabaab kusoo dhawaatay magaalada Muqdisho
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa si faahfaahsan...
Warkii oo dhan »Turkiga oo diyaariyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Akinci, si ay Soomaaliya uga taageeraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Dowladda Turkiga ayaa xoojisay dadaallada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ee Soomaaliya, isagoo Soomaaliya ge...
Warkii oo dhan »Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay in xidhiidh bilow ahi ka dhexeeyo Maraykanka
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo wax laga waydiiyay warbixintii Financial Ti...
Warkii oo dhan »Cutubyo kamid ah ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku biiraya dagaalka Al shabaab
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Magaalada Muqdisho waxaa xalay laga sagootiyay Cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed kuwaasi oo la d...
Warkii oo dhan »Koox looga shakisan yahay Burcad badeed oo afduubtay doon Kalluumeeysi oo laga leeyahay Yemen
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Degmada Eeyl ee gobolka Nugaal ayaa kusoo waramaya in Koox hubeysan oo looga shakisan yahay...
Warkii oo dhan »Israa’iil oo in ka badan 100 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay xalay ka fulisay Qasa
Talaado, Maarso 18, 2025 (HOL) - Israa’iil oo ka baxday xabbad-joojintii horseeday hakinta duqeymihii ay ka waday Qasa, ayaa xalay duqeymo is ...
Warkii oo dhan »Taiwan oo si adag uga jawaabtay cadhada uu Shiinuhu ka muujiyay xidhiidhka ay la leedahay Somaliland
Isniin, Maarso 17, 2025 (HOL) - Taiwan oo ka jawaabtay cambaarayntii safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu, ee ku saabsan xidhiidhka a...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Sheegtay in Xidhiidhka Kala Dhexeeya Taiwan uusan Waxyeello Ku Ahayn Qaranimada Shiinaha
Isniin, Maarso 17, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in xidhiidhka ay la leedahay Taiwan uusan dhibaato ku ahayn dalka Shiinaha, kadib marki...
Warkii oo dhan »Ciidanka Difaaca deegaanka oo howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab ka fuliyay Shabeellaha Dhexe
Isniin, Maarso 17, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar jid gal ah oo ciidanka difaaca deegaanka ku sameeyeen xubno ka tirsan...
Warkii oo dhan »