Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

MAR 27, 2025

 Khamiis, Maarso 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Tu...

Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo ku baaqay inuu Caalamku taageero sidii Soomaaliya loo xasilin lahaa

Midowga Afrika oo ku baaqay inuu Caalamku taageero sidii Soomaaliya loo xasilin lahaa

MAR 27, 2025

 Khamiis, Maarso 27, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay kordhi...

Warkii oo dhan »
Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo ka dhacay duuleed degmada Xudur

Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo ka dhacay duuleed degmada Xudur

MAR 27, 2025

 Khamiis, Maarso 27, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Taliska guutada 9-aad ayaa guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay dee...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Shacabka ay u midoobaan sidii Al shabaab looga ciribtiri lahaa guud ahaan Dalka

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Shacabka ay u midoobaan sidii Al shabaab looga ciribtiri lahaa guud ahaan Dalka

MAR 27, 2025

 Khamiis, Maarso 27, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dalka uu ka socdo dagaal adag oo lagula jir...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ONLF ku tilmaamay koox macangag ah oo dulqaad yar

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ONLF ku tilmaamay koox macangag ah oo dulqaad yar

MAR 27, 2025

 Khamiis, Maarso 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), oo ka jawaabay dhalliilaha waxqabad...

Warkii oo dhan »
Somaliland: Dadka la nool HIV/AIDS oo walaac soo foodsaaray kadib xidhitaanka hay'adda USAID

Somaliland: Dadka la nool HIV/AIDS oo walaac soo foodsaaray kadib xidhitaanka hay'adda USAID

MAR 26, 2025

 Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Kadib markii la joojiyay deeqihii uu Maraykanku ku bixin jiray gargaarka aadaminimo ee dunida saddexaad, waxa wa...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo culus oo Daacish lagula beegsaday buuraha Golis ee gobolka Bari

Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo culus oo Daacish lagula beegsaday buuraha Golis ee gobolka Bari

MAR 26, 2025

 Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah lo...

Warkii oo dhan »
Todobaad gudihiis labo dhalinyaro ah oo muruqmaal ah oo lagu dilay magaalada Garowe

Todobaad gudihiis labo dhalinyaro ah oo muruqmaal ah oo lagu dilay magaalada Garowe

MAR 26, 2025

 Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Askari ilaalo ka ahaa hotel ku yaalla magaalada Garowe ayaa toogasho ku dilay Mustafe Maxamed Nuur, oo kamid aha...

Warkii oo dhan »
Daacish oo beddelay xeeladahooda dagaalka, kaddib guuldarrooyinkii kasoo gaaray dagaalladii Calmiskaad

Daacish oo beddelay xeeladahooda dagaalka, kaddib guuldarrooyinkii kasoo gaaray dagaalladii Calmiskaad

MAR 26, 2025

 Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Howlgalka la dagaallanka Daacish ayaa sheegay in kooxda Daacish ay beddeleen xeeladahoodii dagaal, kaddib guulda...

Warkii oo dhan »
Guddiga doorashooyinka Qaranka oo mudo kordhin u sameeyay diiwaan galinta Ururada dalka

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo mudo kordhin u sameeyay diiwaan galinta Ururada dalka

MAR 26, 2025

 Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Cabdikariin Axmed Xasan oo maanta shir jaraa'id ku qabtay...

Warkii oo dhan »