Wararka Maanta

Beesha Caalamka oo soo dhoweeyay gogasha qaran ee uu fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh

Beesha Caalamka oo soo dhoweeyay gogasha qaran ee uu fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh

APR 07, 2025

 Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Beesha Caalamka ayaa si diirran waxay bu soo dhoweeyeen soo-jeedinta madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsa...

Warkii oo dhan »
Alshabaab oo soo bandhigtay muuqaal cusub oo ku saabsan dagaalamayaasheeda ku sugan buuraha Calmadow ee Puntland

Alshabaab oo soo bandhigtay muuqaal cusub oo ku saabsan dagaalamayaasheeda ku sugan buuraha Calmadow ee Puntland

APR 07, 2025

 Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Kooxda Al-Shabaab ayaa markii ugu horraysay muddo kaddib baahisay qeybtii ugu horreysay muuqaal cusub oo ay fariim...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Somaliland oo cambaareeyay socdaalka Raysal Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood

Baarlamaanka Somaliland oo cambaareeyay socdaalka Raysal Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood

APR 07, 2025

 Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyay socdaalka la filayo in uu Raysal Wasaaraha Soom...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo maanta dib u la wareegay deegaanka Ruunirgood

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo maanta dib u la wareegay deegaanka Ruunirgood

APR 07, 2025

 Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay ciidamada dowladda oo kaashan...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan

APR 07, 2025

 Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay saqdii dhexe ku dhexmaray deegaanka Abooreey ee gobolka ...

Warkii oo dhan »
Al-Shabaab oo sii daayay shan oday dhaqameed oo bishii Febraayo ay ka afdubteen magaalada Ceelwaaq

Al-Shabaab oo sii daayay shan oday dhaqameed oo bishii Febraayo ay ka afdubteen magaalada Ceelwaaq

APR 07, 2025

.Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay sii deysay ugu yaraan shan odey dhaqamee...

Warkii oo dhan »
Meydka Gacala Cabdi Aadan ee horey loo aasay oo dib loo soo saarayo

Meydka Gacala Cabdi Aadan ee horey loo aasay oo dib loo soo saarayo

APR 07, 2025

 Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla Ismaamulka Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Keny...

Warkii oo dhan »
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo maanta si rasmi ah ula wareegay xilka

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo maanta si rasmi ah ula wareegay xilka

APR 06, 2025

 Axad, April 6, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusu...

Warkii oo dhan »
Taliyihii hore ee Ciidanka Xooga oo sheegay inuu jiro isku milan Ciidanka Qaranka iyo Al-shabaab

Taliyihii hore ee Ciidanka Xooga oo sheegay inuu jiro isku milan Ciidanka Qaranka iyo Al-shabaab

APR 06, 2025

 Axad, April 6, 2025 (HOL) - Taliyihii hore ee CXD Gen Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa sheegay inuu jiro isku milan Ciidamada Qaranka Soomaaliya i...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo sheegay inuu ka fikirayo sidii uu xidhiidh ula yeelan lahaa Somaliland

Maraykanka oo sheegay inuu ka fikirayo sidii uu xidhiidh ula yeelan lahaa Somaliland

APR 06, 2025

 Axad, April 6, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ku hawlan tahay qorshe ay xidhiidh kula yeelanayso Somaliland, xilli Maraykan...

Warkii oo dhan »