Wararka Maanta

Madaxweyne Xasan Sheikh: Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta

Madaxweyne Xasan Sheikh: Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta

APR 13, 2025

 Axad, April 13, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeyb galaya Shirka Antalya Diplomacy Foru...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cirro: Trump waa fursaddii ugu weynayd ee aan helno, wuxuu horseedi doonaa aqoonsigeenna

Madaxweyne Cirro: Trump waa fursaddii ugu weynayd ee aan helno, wuxuu horseedi doonaa aqoonsigeenna

APR 13, 2025

 Axad, April 13, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi 'Cirro', ayaa rajo weyn ka muujiyay in Madaxweynaha Marey...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Ra’iisul Wasaare Xamse uu xal u raadinayo xiisada Laascaanood

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Ra’iisul Wasaare Xamse uu xal u raadinayo xiisada Laascaanood

APR 12, 2025

 Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu xal u raad...

Warkii oo dhan »
Mucaaradka Somaliland oo cambaareeyay safarka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Laascaanood

Mucaaradka Somaliland oo cambaareeyay safarka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Laascaanood

APR 12, 2025

 Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa si adag u cambaareeyay safarka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabd...

Warkii oo dhan »
Degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir oo laga bilaabayo is diiwaan gelinta dadweynaha ee doorashada qof iyo cod

Degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir oo laga bilaabayo is diiwaan gelinta dadweynaha ee doorashada qof iyo cod

APR 12, 2025

 Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka amniga maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa shaaca ka qaaday iney dh...

Warkii oo dhan »
Wasiir Cali Xoosh: SSC Khaatumo kaalin weyn ayay ku yeelan doontaa shirka Wadatahiga

Wasiir Cali Xoosh: SSC Khaatumo kaalin weyn ayay ku yeelan doontaa shirka Wadatahiga

APR 12, 2025

 Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali, ayaa sheegay in maamulka Khaatumo uu ...

Warkii oo dhan »
Golaha Wakiillada Somaliland oo go'aanno kasoo saaray socdaalka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Laascaanood

Golaha Wakiillada Somaliland oo go'aanno kasoo saaray socdaalka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Laascaanood

APR 12, 2025

Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Golaha Wakiillada Somaliland ayaa faragelin qaawan ku tilmaamay booqashada uu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ku t...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay furitaanka Madasha Diplomaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay furitaanka Madasha Diplomaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga

APR 12, 2025

 Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka Madasha Diplomaasiyadda Antalya...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul wasaare Xamse oo safar taariikhi ah ku tagay magaalada Laascaanood, iyadoo si weyn loo soo dhaweeyay

Ra'iisul wasaare Xamse oo safar taariikhi ah ku tagay magaalada Laascaanood, iyadoo si weyn loo soo dhaweeyay

APR 12, 2025

  Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi ...

Warkii oo dhan »
Agaasimahii guud ee Warbaahinta Shabelle iyo ku xigeenkiisa oo goordhaw lagu xiray Muqdisho

Agaasimahii guud ee Warbaahinta Shabelle iyo ku xigeenkiisa oo goordhaw lagu xiray Muqdisho

APR 12, 2025

 Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow xiray Agaasimaha guud ee Shaba...

Warkii oo dhan »