Wararka Maanta
Xujeeydii ugu horeeysay ee sanadkaan Xajineysa oo maanta ka ambabaxday Muqdisho
Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka ambabaxay Xujeeydii ugu horeeysay ee Sanadkaan ka xajineeysa Soomaaliya kuwaasi oo...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Qatar oo ku heshiiyay in Shaqo abuur loo sameeyo in ka badan 10 kun oo dhalinyaro ah
Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xildhibaan Y...
Warkii oo dhan »Hay’adaha UN-ka oo shaqaale badan ka eryay xafiisyadooda magaalada Garowe
Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Hay’adaha Qaramada Midoobay (UN) ee xafiisyada ku leh magaalada Garowe ayaa shaqadii ka eryay qaar kamid ah shaqaal...
Warkii oo dhan »Biriq ku dhacday bartamaha Caabudwaaq oo sababtay dhimasho iyo dhaawac
Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in bartamaha magaaladaasi Biriq ku dha...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo maanta agab ciidan kala wareetay dowladda Mareykanka
Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa maanta agab ciidan oo loogu talo galay, ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ku w...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo ku baxay xiisad colaadeed oo ka taagan Miyiga Matabaan
Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Ciidamo isugu jira Nabadsugid iyo Militari ayaa ku baxay xiisad colaadeed oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka taa...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay la dagaalanka kalluumeysiga sharci darrada ah
Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo wafdi ka socday UK kala hadlay Dardargelinta Dagaalka Kooxda Al Shabaab
Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Faqi ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kulan kula yeeshay waf...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Somaliland oo amarro kusoo rogtay dadka ajaanibta ah ee dhulkeeda ku nool
Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa dadka ajaanibta ah ee dhulkeeda sida sharci darroda ah ku jooga ku amartay in ay isdiiwaangeli...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo 10 Milyan oo Dollar dul dhigay xogta Cabdullaahi Banati oo masuul ka ahaa weerarkii Manda Bay
Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay abaalmarin dhan ilaa $10 milyan oo doolar oo la siin doono cid kasta oo keenta x...
Warkii oo dhan »