Wararka Maanta

Puntland oo sheegtay inay dishay horjooge sare oo ka tirsanaa ururka Daacish

Puntland oo sheegtay inay dishay horjooge sare oo ka tirsanaa ururka Daacish

MAY 20, 2025

 Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay inay dishay horjooge sare oo ka tirsanaa ururka Daacish, kaas oo lagu magacaabi jiray Axmed...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya Madaafiic lagu weeraray Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho

Faahfaahino kasoo baxaya Madaafiic lagu weeraray Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho

MAY 20, 2025

 Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Tiro hoobiyaal ah ayaa aroornimadii hore ee saakay lagu garaacay qeybo ka mid degmada Wadajir ee magaalada Muqdish...

Warkii oo dhan »
Agaasimihii Waaxda Arrimaha diinta ee Hirshabeelle oo lagu dilay magaalada Jowhar

Agaasimihii Waaxda Arrimaha diinta ee Hirshabeelle oo lagu dilay magaalada Jowhar

MAY 20, 2025

Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay ku dishey xalay xaaf...

Warkii oo dhan »
Hirshabeelle oo ku dhawaaqday guluf dagaal cusub oo ka dhan ah Al-shabaab

Hirshabeelle oo ku dhawaaqday guluf dagaal cusub oo ka dhan ah Al-shabaab

MAY 19, 2025

 Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kormeer ku tagay furimaha ay ku su...

Warkii oo dhan »
Safiirka cusub ee UK usoo magacowday Soomaaliya oo xafiiska la wareegay

Safiirka cusub ee UK usoo magacowday Soomaaliya oo xafiiska la wareegay

MAY 19, 2025

 Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Charles Nicholas King oo bishii labaad ee sannadkan loo magacaabay safiirka UK u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, aya...

Warkii oo dhan »
Wasiir Karoore "Hal reer kaliya ayaa ku jira dagaalka haatan socda ee waa in loo midoobaa"

Wasiir Karoore "Hal reer kaliya ayaa ku jira dagaalka haatan socda ee waa in loo midoobaa"

MAY 19, 2025

 Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa sheegay in ciidamada deeg...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Dowladdu waa iney gurmad ciidan oo deg deg ah, saad iyo saanad la garab istaagtaa dagaalka Hiiraan"

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Dowladdu waa iney gurmad ciidan oo deg deg ah, saad iyo saanad la garab istaagtaa dagaalka Hiiraan"

MAY 19, 2025

 Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta ka hadlay dagaal culus oo maa...

Warkii oo dhan »
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku eedeeyay Mucaaradka inay u adeegayaan Dowlado shisheeye

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku eedeeyay Mucaaradka inay u adeegayaan Dowlado shisheeye

MAY 19, 2025

 Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa weerar afka ah ku qaaday qaar kamid ah Mucaarad...

Warkii oo dhan »
Puntand: PSF waa ciidan u shaqeeya Xasan Sheikh Maxamuud oo raba inay fowdo ka sameeyaan Gaalkacyo

Puntand: PSF waa ciidan u shaqeeya Xasan Sheikh Maxamuud oo raba inay fowdo ka sameeyaan Gaalkacyo

MAY 19, 2025

Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Sheikh Cali Jifo-jabsade, ayaa ku eedeeyay ciidanka PSF, inay u adeeggaan...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Macawiisleeyda Hiiraan oo kaabiga ku haaya degmada Aadan Yabaal

Ciidamada Macawiisleeyda Hiiraan oo kaabiga ku haaya degmada Aadan Yabaal

MAY 19, 2025

 Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Macawiisleeyda gob...

Warkii oo dhan »