Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta la kulmay Ururada Siyaasadda ee isku diiwaangeliyay Doorashada
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta aqalka madaxtooyada kulan wadatashi ah kula qaatay hoggaa...
Warkii oo dhan »Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay colaadda ka taagan dalka Suudaan
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Puntland ayaa beenisay eedeymaha sheegaya in ay door ku leedahay hurinta colaadda ka taagan dalka Suudaan, iyo wara...
Warkii oo dhan »In ka badan 35 xubnood oo Daacish looga dilay howlgalo laga fuliyay gobolka Bari
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo khasaare badan lagu gaarsiiyay koox...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabay kulamo horudhac u ah gogoshii wadataashiga ee horey uu u shaaciyay
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kula kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada ...
Warkii oo dhan »Alshabaab oo soo bandhigtay diyaarad ay leeyihiin ciidamada Burundi ee ka baxay Xawaadley
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay diyaarad nuuca qumaatiga u kaca (helicopter) oo ay lahaayeen ciidamada Burundi...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in safarkiisii Kenya uu guul kusoo dhammaaday
Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in dhammaan kulamadii uu la yeeshay ...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay horjooge ka tirsanaa Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysanaa oo maanta ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda...
Warkii oo dhan »Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka, rasaasta iyo Ka Hortagga Qaraxyada oo lasoo gabagabeeyay
Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka, rasaasta iyo Ka Hortag...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukuno ku riday Shabakad Farsameyn jirtay Gaadiidka Qaraxyada ee Al shabaab
Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukuno kala duwan ay ku riday Shabakad farsameeyn jirtay Gaa...
Warkii oo dhan »Ciidamada Kenya oo afar Al shabaab ku dilay degaano hoostaga Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya
Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanada Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay ka taqaluseen Afar nin oo ka ...
Warkii oo dhan »