Wararka Maanta

Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

JUL 02, 2025

Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) - Diyaarad nooceedu yahay tan qumaatiga u kacda ee loo yaqaano Helicopter ayaa goordhaw ku dhacday garoonka diyaaradaha A...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Tansaaniya oo dib u bilaabaya duulimaadyada tooska ah ee labada dal

Soomaaliya iyo Tansaaniya oo dib u bilaabaya duulimaadyada tooska ah ee labada dal

JUL 02, 2025

 Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) - Soomaaliya iyo Tansaaniya ayaa ku heshiiyay inay dib u bilaabaan duulimaadyada tooska ah ee u dhaxeeya Muqdisho i...

Warkii oo dhan »
Degmooyinka Doorasho qof iyo cod Lagu Doortay ee Puntland oo Wajahaya Caqabado Dhaqaale iyo Khilaafaad Siyaasadeed

Degmooyinka Doorasho qof iyo cod Lagu Doortay ee Puntland oo Wajahaya Caqabado Dhaqaale iyo Khilaafaad Siyaasadeed

JUL 01, 2025

 Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Dowladaha hoose ee laga hirgeliyay degmooyinka Puntland kadib doorashooyinkii dimuqraadiyadeed ee la qabtay sana...

Warkii oo dhan »
Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisii oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisii oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

JUL 01, 2025

 Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Ciidamada Kumaandooska Danab ee xooga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysnaa oo ay ka fuliyeen deegaanka Ba...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Socdaalka Madaxweynaha ee Qatar Ku Tilmaantay Mid Guul Ah, Iyada oo Eedaysay Soomaaliya

Somaliland oo Socdaalka Madaxweynaha ee Qatar Ku Tilmaantay Mid Guul Ah, Iyada oo Eedaysay Soomaaliya

JUL 01, 2025

 Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in safarka uu Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirr...

Warkii oo dhan »
Bangiga Adduunka oo sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu hoos u dhacayo sanadkan 2025

Bangiga Adduunka oo sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu hoos u dhacayo sanadkan 2025

JUL 01, 2025

 Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo uu soo saaray Bangiga Adduunka ayaa muujinaysa in kobaca dhaqaalaha Soomaaliya la filayo inuu ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in uu bilaaban doono duulimaadyo toos ah oo Muqdisho iyo Dar es Salaam

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in uu bilaaban doono duulimaadyo toos ah oo Muqdisho iyo Dar es Salaam

JUL 01, 2025

 Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daaud Aweys ayaa sheegay in todobaadyada  soo socda ay bilaaban ...

Warkii oo dhan »
Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha Garab kamid ah ONLF, iyo Garab kale oo diiday doorashadiisa

Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha Garab kamid ah ONLF, iyo Garab kale oo diiday doorashadiisa

JUL 01, 2025

 Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Cabdikariin Sheekh Muuse Qalb Dhahagax ayaa magaalada Jigjiga loogu doortay Guddoomiyaha Jabhadda Xoraynta Ogaad...

Warkii oo dhan »
Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo howlgal qorsheysan ku dilay ku dhawaad 10 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo howlgal qorsheysan ku dilay ku dhawaad 10 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

JUL 01, 2025

 Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Macawiisleyda gobolka Hiiraan...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ku ammaanay dadaalada ay ugu jiraan Dagaalka Argagixisada

Mareykanka oo Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ku ammaanay dadaalada ay ugu jiraan Dagaalka Argagixisada

JUL 01, 2025

 Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa bogaadisay dadaallada ay dadka Soomaaliyeed iyo Dowladood ay ugu jiraan la dagaallanka ...

Warkii oo dhan »