Wararka Maanta
Dalalka Ciidamada usoo diraya Soomaaliya oo Lagu Amray Inay Mas’uuliyad Dheeri ah Qaataan si Looga Adkaado Al-Shabaab
Axad, Luulyo 6, 2025 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa amray in dalalka ciidamada usoo dira Soomaaliya, oo loo yaqaan T...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo magacaawday guddi ka shaqeeya dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo
Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa ...
Warkii oo dhan »Laba nin oo Xoolo dhaqato ahaa oo maanta lagu dilay gobolka Galgaduud
Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Balicad oo ka mid ah deegaanada hoostaga Dhabad ee gobolka Galgaduud ayaa sheeg...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka socda gobolka Hiiraan ku dhawaad 12 saacadood
Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saacado badan qaatay oo wali ka socda deegaano u dhaxeeya degmooyinka M...
Warkii oo dhan »Sanaag: Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan ciidamo ka tirsan Puntland iyo ciidamo uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee baarlamaanka puntland
Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Xiisad colaadeed ayaa ka taagan gobolka Sanaag, gaar ahaan tuulada Ceelbuh, taasoo u dhaxaysa ciidamo ka tirsan Pu...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle oo ka tirsan gobolka Hiiraan
Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu haatan dagaal culus ka socdo deegaanka Ceel qooxle oo ...
Warkii oo dhan »Ciidamada Burundi oo muddo 6 bilood oo dheeri ah sii joogidoona Soomaaliya
Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Midowga Afrika ayaa u kordhiyay joogitaanka ciidamada Burundi ee Soomaaliya muddo lix bilood ah, iyagoo sii ahaana...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo markale kucelisay in maalgelin loo helo howlgalka AUSSOM
Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo cusbooneysiisay baaqeedi ku aaddan kordhinta taageerada ay beesha caalamka siiyaan ho...
Warkii oo dhan »Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa dalka Koonfur Afrika
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa...
Warkii oo dhan »Puntland oo Beenisay in Dowladda Federaalka ay gacanta ku hayso dhaqaalaha waddada Xarfo–Gaalkacyo
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u beeniyay wararka sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gacanta ku hay...
Warkii oo dhan »