Wararka Maanta
Madaxweynaha Jubaland oo Kulan La Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabil...
Warkii oo dhan »Dibloomaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo Turki ah oo ku sugan Boosaaso si ay Puntland ugala hadlaan markabka hubka siday
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Dibloomaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo ka socota dowladda Turkiga ayaa ku sugan magaaalda Boosaaso ee xarunta Gob...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo xaqiijiyay inuu duqayn ka dhan ah Alshabaab ka fuliyay Shabeellada Hoose
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (US Africa Command) ayaa ku dhawaaqay in ciidamadoodu ay duqeymo...
Warkii oo dhan »Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ay iska kaashanayaan ciidanka xooga ...
Warkii oo dhan »Koox ka tirsan Al shabaab oo lagu bartilmaameedsaday Gobolka Shabeellaha Dhexe
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay agagaarka tuulooyinka Dee...
Warkii oo dhan »Musharixiinta maamulka Waqooyi Bari oo ka horyimid guddiga doorashada oo ay magacowday dowladda Federaalka
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo saaray ...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay duuleedka Maxaas
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo ay iska kaashadeen ciidanka dowlada iyo kuwa Macaw...
Warkii oo dhan »AUSSOM Oo Beenisay Wararka Sheegaya Khasaarooyin Culus oo Ciidamadeeda Ka Soo Gaarey Dagaalkii Bariire ay kula galeen Al-shabaab
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si kulul u beeniyay wararka warbaahi...
Warkii oo dhan »UN-ka oo ka digay iskaashiga halista ah ee u dhaxeeya Xuutiyiinta Yemen iyo Al-Shabab oo Kordhaya Geeska Afrika
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa daaha ka qaaday xaalado walaac leh oo ka socda Geeska Afrika, kaddib markii warbixinnada cu...
Warkii oo dhan »Hoggaamiye Firdhiye oo Somaliland ugu baaqay nabad, isla markaana sheegay in maamulkiisu u taagan yahay midnimo
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Bari ee dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Laascaanood, Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye...
Warkii oo dhan »