Wararka Maanta
Uganda oo martigelinaysa kulanka isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026 ee Soomaaliya iyo Guinea
Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Xiriirka Kubadda Cagta Uganda (FUFA) ayaa ku dhawaaqay inuu aqbalay codsi uga yimid Xiriirka Kubadda Cagta Soom...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay dilka sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab
Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in howlg...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay waqtiga la qaban doono doorashada Golaha Deegaanka iyo Duqa Muqdisho
Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan ayaa shaaciya...
Warkii oo dhan »Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay
Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) - Liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhex si rasmi ah loo shaaciyay, kaddib&nb...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo diyaarisay nidaam casri ah oo looga hortagayo gaadiidka la baxsada Canshuurta
Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa shaaciyay in dowladda ay di...
Warkii oo dhan »Taiwan oo soo dhawaysay baaqii Senator Ted Cruz isla markaana sheegtay in anay Shiinaha ka tirsanayn
Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) - Xafiiska Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray qoraal uu kaga jawaabayo baaqii Senator Ted Cruz, oo ah guddoomiyah...
Warkii oo dhan »Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Ka Digay In La Xiro Xafiiska Qaramada Midoobay ay ku leedahay Muqdisho
Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sharif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga digay qorshe uu sheegay in ay wado dowlad...
Warkii oo dhan »Kenya oo dalbatay in Beesha Caalamka ay gacan weyn ka geeysato Dagaalka lagula jiro Al shabaab
Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa daaha ka qaaday baahida loo qabo taageero caalami ah si loo xoojiyo dadaallada la-dagaa...
Warkii oo dhan »Ted Cruz: Cadhada Shiinuhu waa sabab kale oo ay tahay in Trump ku aqoonsado Somaliland
Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Senator Ted Cruz, oo ka jawaabay cadhada Shiinuhu kaga falceliyey waraaqdii uu u diray Trump ee uu kaga codsaday...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni: Soomaaliya waxay ku jirtaa marxalad adag oo ay isku dhex milmeen Dowladnimada iyo qabyaaladda
Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in Puntland ay u baahan tahay dif...
Warkii oo dhan »