Wararka Maanta
Daacish oo gabbaad ka dhigtay xaasaskooda iyo carruurtooda ku sugan godadka Maraagane ee togga Baallade
Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Wararka ka imanaya gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in firxadka kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaya buuraha C...
Warkii oo dhan »Israa'iil oo Duqeymo Ka Geysatay Caasimadda Yemen ee Sanca
Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Israa'iil ayaa duqeyn culus ka fulisay caasimadda Yemen ee Sanca, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Israa’iiliyiin iyo ...
Warkii oo dhan »Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay in Somaliland ay aad ugu dhowdahay in la aqoonsado
Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Aadan Bakaal, ayaa sheegay in ay u badan tahay in Maraykanku dhawa...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse oo Agaasime cusub u magacaabay Xarunta TUBSAN
Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Cali Yaasiin Gurbe u magacaabay i...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Sanad Dugsiyeedka 2024-2025
Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi aj u ...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo beenisay in ay istaageen kulamadii farsamo ee dhamesytirka baaqii Ankara
Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Safiirka dalka Itoobiya ee Ankara, Adem Mohammed, ayaa beeniyay in la joojiyay kulamadii farsamo ee lagu dhameyst...
Warkii oo dhan »Dekada weyn ee Muqdisho oo lagu qabtay Kunteenaro laga soo buuxiyay waxyaabaha maanka dooriya
Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenaro ay ka...
Warkii oo dhan »Qarax khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay xaafada Suuqa Xoolaha e...
Warkii oo dhan »Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya oo ka digay aqoonsiga Somaliland
Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Kani Torun, oo ah diblumaasi iyo safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya, ayaa sheegay in aysan jirin wax...
Warkii oo dhan »Masar oo soo gebogebeysay tababarkeedii ugu horreeyay ee ciidankeeda ku biiraya howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Xarunta Qaahira ee Nabadda, Halganka iyo Tababarka (CCCPA) ayaa ku dhawaaqday inay soo gabagabeysay tababar marki...
Warkii oo dhan »