More Articles
Khamiis, October, 12, 2023 (HOL) - Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in la qaado tallaabooyin dabagal ah oo ku saabsan la xisaabtanka shakhsiyaadka masuulka ka ah xad gudubyada dagaal ee ka dhanka ah arrimaha bini’aadantinimada ee ka dhacay intii ay socotay colaadda Laascaanood ee gobolka Sool.
Warkii oo dhan
Arbaco, October, 11, 2023 (HOL) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay isbadal ku yimid muuqaalka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal heyn badan ka dhaliyay baraha bulshada, kadib sawiro laga baahiyay madaxweynaha oo muujinaayay isbadalo laga dheehan karay muuqaalka madaxweynaha.
Talaado, October, 10, 2023 (HOL) - Hogagamiyaha maamulka SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), caawa ku dhawaaqay in aysan SSC- Khaatumo qeyb ka ahaan doonin doorashada soo socota Puntland.
Isniin, October, 9, 2023 (HOL) - Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo Xalay ka dhacay Koonfurta gobolka Mudug.
Axad, October, 8, 2023 (HOL) - Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in horjoogayaasha ugu sarreeya Alshabab, sida Mahad Karate iyo Axmed Diiriye ay ku dagaalameen degmada Jilib & Hargeysa-Yarey oo katirsan Gobolka Jubbada Dhexe.
Sabti, October, 7, 2023 (HOL) - In ka badan 60 shaqaale muslimiin ah oo intooda badan ay yihiin Soomaali, ayaa ku mudaharaaday xarun ay u shaqaynayeen oo lagu magacaabo Macy's Backstage oo kutaala Columbus, kaddib markii ay soo rogtay siyaasad cusub oo ay sheegeen inay ka dhigan tahay takoor diimeed.