More Articles
Khamiis, April, 11, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay, in wax ka bedelka dastuurka ay horseedi doonto kala taga midnimada Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Arbaco, April, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, dalku inuu aadayo doorasho dimuqraadi ah, isagoo u sheegay cid walba oo ka ra’yi duwan inay ku kalsoonaadaan codka shacabka Soomaaliyeed ay ku dooranayaan madaxda berrito.
Talaado, April, 9, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kaga qeyb galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha cusub ee hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo Agaasimihii hore ee hay'adda Mahad Maxamed Salaad.
Isniin, April, 8, 2024 (HOL) - Beeraleyda qaadka ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in muddo 7 maalmood ah ay hakiyeen dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya.
Axad, April, 7, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiiradda, oo ay kamid yihiin wasiirrada arrimaha gudaha, amniga iyo arrimaha dibadda.
Sabti, April, 6, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiqafaar Xasan Xaange ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, inuu hor istaagan yahay mashaariic badan oo ay dadka reer Puntland ka heli lahaayn shaqo abuur iyo maalgalin dhaqaale.