9/16/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 20, 2020

Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Finish, ayaa shaaciyay in 17 qof oo shacab ah lagasoo badbaadiyay guri saddex dabaq ah oo kusoo dumay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 19, 2020

Axad, Luulyo 19, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa kulan kula yeeshay magaalada Dhuusamareeb madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 18, 2020

Sabti, Luulyo 18, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 17, 2020

Jimco, Luulyo 17, 2020 (HOL) - Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa dib u cusbooneysiisay xayiraadihii dhanka safarka ee ay ku joojisay Soomaaliya iyada oo muwaadiniinteeda ku boorisay in aysan u safrin Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 16, 2020

Khamiis, Luulyo 16, 2020 (HOL) - Maareeyihiii hay’adda is-gaarsiinta qaranka Soomaaliya Cabdi Shiikh Axmed ayaa iska casilay xilkii oo uu muddo laba sano ah uu soo hayay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 15, 2020

Arbaco, Luulyo 15, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxa uu sheegay in maanta ay Garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ka hor istaageen Ciidamada AMISOM , gaar ahaan kuwa Jabuuti, xilli uu doonayay inuu soo dhoweeyo wafdi xaqiiqo raadin ah, oo doonayay iney baaritaan ku sameeyaan sababihii keenay iney bur-burto diyaaraddii shalay ku gubatay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee Ugaas Khaliif.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]