More Articles
Isniin, Janaayo, 17, 2022 (HOL) - Baarlamaanka Dowlada Ingiriiska ayaa maalinta berri ee 18 bishan Janaayo u balansan dood lagu niqaashi doono "aqoonsiga Somaliland", oo uu baarlamaanka usoo gudbiyey xildhibaan Gavin Williamson.
Warkii oo dhan
Axad, Janaayo, 16, 2022 (HOL) - Af-hayeenka xukuumada Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa lagusoo waramayaa inuu ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo Muqdisho lagula beegsaday.
Sabti, Janaayo, 15, 2022 (HOL) - Guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa goodhaw waxay doorteen guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashooyinka dadban ee FEIT, kadib doorasho ka dhacday Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.
Jimco, Janaayo, 14, 2022 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamed ayaa sheegay in Soomaaliya ay diiday deeq daawo ah oo uga imaan lahayd Masar, sababo la xiriira xiriirka Itoobiya awgii.
Khamiis, Janaayo, 13, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hay’addaha dowladda uga digay in ay ku tagrifal ku sameeyaan hantida dowladda oo ay gacanta ku hayaan.
Arbaco, Janaayo, 12, 2022 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay wadada 21-ka Oktoobar agagaarka xerada Afisyooni degmada Waabari ee magaalada Muqdisho.
Talaado, Janaayo, 11, 2022 (HOL) - Qaar kamid ah Puntland oo uu horkacayo Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa go'aan kasoo saaray khilaafka madaxweynaha Puntland iyo hay'adda PSF.