11/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Maarso 26, 2022

Sabti, Maarso, 26, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Guddoonka Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska, Asluubta iyo Nabad Sugidda ayaa faray adkeynta amniga guud ee dalka iyo kan caasimadda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 25, 2022

Jimco, Maarso, 25, 2022 (HOL) - Hooyada dhashay maqane Ikraan Tahliil Faarax oo saxaafadda kula hadashay magaalada Muqdisho, ayaa ku tilmaamtay dilka xildhibaan Aamina Maxamed mid qorsheysnaa, maadaama lagu beegsaday gudaha xerada Lamagalaay ee magaalada Beledweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 24, 2022

Khamiis, Maarso, 24, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka hadlay qaraxyadii khasaaraha badan geystay ee xalay ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 23, 2022

Arbaco, Maarso, 23, 2022 (HOL) - Qaraxyo waa weyn oo gilgilay guud ahaan Xaafadaha Magaalada Baledweyne ayaa goordhaw oo Caawa Abaare Salaadii Cishe kadib ka dhacay gudaha Baledweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 22, 2022

Talaado, Maarso, 22, 2022 (HOL) - Afhayeenka madaxtooyada maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw shaacisay in dib u dhac uu ku yimid doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu waday in maanta doorashadoodu ka dhacdo magaalada Baledweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 21, 2022

Isniin, Maarso, 21, 2022 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday lacag dhan $5 milyan oo dollar ah inay siinayso ciddii keenta xog ku saabsan halka uu ku sugan yahay Jehad Serwan Mostafa oo loo yaqaan Axmed Gurey oo la rumeysan yahay in uu xubin sare ka yahay kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 20, 2022

Axad, Maarso, 20, 2022 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ciise Kayd Maxamuud, ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay dacwada madaxbannaanida Somaliland u gudbinagso maxkamadaha caalamka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]