More Articles
Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in ay dhoolatus milateri oo wadajir ah ku sameeyaan Soomaaliya, dhoolatuskaas oo u muuqda mid muujin kara in uu sii kordhin karo xiisadda u dhaxeysa labada dal ee Jaamacadda Carabta iyo Itoobiya, sida ay saraakiisha ammaanka u sheegeen The National.
Warkii oo dhan
Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa lagu xidhay madaarka Cigaal ee Hargaysa.
Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa digniin culus u diray dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo ku aaddan qorshaha maamulka hawada Soomaaliya loogu wareejinayo dowlad shisheeye.
Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti doonayo in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya Taye Atskeselassie, ayaa ku eedeeyay madaxda Soomaaliya inay sii xumeeynayaan xiisadda labada dal ee deriska ah. Isagoo sheegay in Soomaaliya ay gacan saar la leedahay hay'ado shisheeye oo doonaya inay khal-khal geliyaan gobolka.
Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga soo jorjeedsatay imaansha ciidamada Masar ee Soomaaliya, iyada oo sheegtay in ay carqalad ku noqon karaan nabadeeda, nabada Soomaaliya iyo gobolkaba.