4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, July 15, 2021
Dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada oo is afgarad ka gaaray arrimaha waxbarashada
 

Khamiis, Luulyo, 15, 2021 (HOL) - Shir ay isugu yimaadeen Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya, Wasaaraddaha Waxbarshashadda dowlad goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa lagu soo geba-gabeeyay Magaaladda Garowe Caasimadda Puntland.

Shirkaan oo socday muddo labo maalin ah ayay dhinacyadu ka gaareen is afgarad ku saabsan hanaanka loo maamulayo waxbarshadda, Manhajka iyo mideynta Imtixaanaadka dalka.

Madaxda ku shirtay Puntland, Caasimadda Garoowe ayaa soo saaray Warsaxaafeded ay uga hadlayaan waxyaabahii la iskula soo qaaday shirka.

Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafedeedka oo dhameystiran.



Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online