Madaxweynaha Somaliland oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya gobolka Sool
Jimco, April, 16, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya deegaanka Dhabar-dalool ee gobolka Sool, hay’adaha amnigana faray in ay gacan ku qabtaan dadka nabada burinaya.
Warsaxafadeed kasoo baxday madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu uu baaq nabadeed u dirayo beelaha walalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deeganka ceelka Dhabar-dalool ee gobolka Sool.
Warsaxafadeeda ayaa u dhignayd sidan:-
Cabdilaahi Cabdiraxmaan Maxamed, Hiiraan Online
Abdilahi@hiiraan.com