Raysal wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay golihiisa wasiiradda
Isniin, October 19, 2020 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay golaha wasiiradda xukuumada Soomaaliya, kuwaas oo intooda badan ah wasiiradda xukuumadii hore Ee Kheyre.
Halkaan hoose ka akhriso liiska wasiiradda.