Khudbada Gudoomiyaha Gobolka Minnesota Tim Walz ee Xanuunka Covid-19

Talaado, November, 10, 2020

Khudbada Gudoomiyaha Gobolka Minnesota Tim Walz ee Xanuunka Covid-19, khudbada waxaa lagu turjumayaa afka Soomaaliga , waxuuna ka hadlayaa nidaamyo cusub ee gobolka ka dhaqan galaya.